Browsing: Banaadir
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cismaan Alxamaadi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaari nooca raaxada ah uu ku qarxay duleedka Muqdisho.
Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haweeney sidatay Bistoolad ay toogasho ku dishay oday caan ka ahaaa xaafadda…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan sidii ay ugu suuragashay is-miidaamiyihii isku qarxiyay isgoyska Soope inuu Gaari weyn oo lagu…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi cusub oo la magac baxay Guddiga Taakuleynta iyo Tabarrucaada Qaranka.
Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa loogu baaqay inay furo wadooyinka xiran ee Muqdisho si ciriiriga looga yareeyo wadooyinka…
Gudoomiyaha Gobolka Banaair ahna Duqa Muqisho Thaabit Cabi Maxamed ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in Isgoyska KM 5…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydad hor leh maanta laga helay dhismooyinka ku dhow isgoyska Soope ee…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay xaaladda dhaawacyada qaraxyadii Muqdisho ee la geeyay magaalada Khartoum ee…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku bilaabay wadadda laamiga ahayd ee ku burburtay qarixii weynee 14-kii bishan ka…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa muujisay deeqsinimo iyo Soomaalinimo kadib markii ay 48 saacadood ku ururisay lacag ka badan…
Dowladda Imaaraadka ayaa shalay ku dhawaaqday taageero ay siineyso dhaawacyada Qaraxiii Muqdisho iyo kaalmo kale oo caafimaad.
Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qaatay go’aan uu magaca uga bedelayo Isgoyska KM 5 ee Zoope, isagoo magac kale…
Wararka laga helayo dalka Suudaan ayaa sheegaya in qaar ka mida dhaawacyadii Qarixii magaalada Muqdisho oo la geeyay magaalada Khatroum…
Dowladda Qatar ayaa mashruuc soconaya saddex bilood oo lagu caawinayo dadkii ku waxyeeloobay qarixii Muqdisho ka furtay magaalada Muqdisho.
Madaxda dowladda Federaalka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo,Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi iyo R/wasaaraha Xasan Cali Khayre, wasiiro,…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gaarsiisay magaalada Muqdisho diyaarad sida gurmad daawo iyo dhakhaatiir saaka looga direy magaalada Garowe, waxaana…
Waxaa Bamka loo adeegsaday Qaraxii Soope lagu qiyaasay 500 -2000 kgr (laba tan), kaasoo la mida Bamkii loo adeegsaday qarixii Safaaradda…
Bannaanbax looga horjeedo qarixii Muqdisho iyo kooxda Alshabaab ayaa hadda socda magaalada Muqdisho, iyadoo kumanaan qof ay ka qeyb galayaan.
