Browsing: Banaadir
Iyadoo ay xilli habeennimo ah gashay magaalada Muqdisho ayaa waxaa socda dadaal lagu raadinayo dad lagu waayay qarixii weynaa ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax labaad uu ka dhacay Xaafadda Ceelqalow ee degmada Wadajir, magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah ayaa ahaa kii ugu weynaa ee muddooyinkan ka dhaca magaalada, waxaana…
In ka badan 10 qof ayaa ku dhintay, waxaana dhaawacyo kasoo gaareen dad aan ka yareyn 50 kale, kadib qarixii…
Wararkii ugu danbeeyay ee Qaraxii weynaa oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dhaliyay qasaare xoog leh.
Qarax aad u culus oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhow laga maqlay caasimadda Soomaaliya.
Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka degmada Degmada Dharkeynley iyo kuwa xasilinta caasimadda ee Gobolka Banaadir ayaa rasaas ku furay baabuur…
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka furmay Bandhig Carweedka Dhaqanka iyo Farshaxanka ee uu soo qabanqaabiyay maamulka Gobolka Danaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad lagu qabtay garoonka kadib markii la ogaaday inay sido saanad ciidan.
Ciidamada xasilintaa caasimadda ayaa howlgalkoodii ugu horeeyay uga baxay caasimadda Muqdisho iyadoo gaaray Degmada Afgooye.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo qaban qaabiyey xaflad lagu xusayey Maalinta Dhimirka Adduunka oo ku beegneyd Shalay (10 October 2017)…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay caawa toogasho ku dishay mid ka mida ergadii soo…
Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya.
Iska hor imaad ayaa suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ku dhex maray ciidamo xasilinta Muqidsho iyo koox abaabulan…
Mas’uul ka tirsan Wasaaradda gaadiidka ayaa maanta lagu weeraray magaalada Muqdisho iyadoo dhaawac kasoo gaaray falkaasi.
Weeraro Bambaane ayaa xalay lagu qaaday qaar ka mida saldhigyada Booliska degmooyinka Kaaraan iyo Hodan ee gobalka Banaadir.
Qaar ka mida Macalimiinta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ee dowladda Soomaaliya ay hoos tagto ayaa maanta dhigay Banaanbax ay ku dalbanaayeen…
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in meydka wiil yar laga helay xeebta degmadaasi.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa si rasmi ah u shaaciye in maalinta Khamiis ilaa Jimcada…
