Browsing: Banaadir
Wararka la helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal khaarijin ah uu ka dhacay degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.
Ciidamada xasilinta caasimadda ayaa howlgal ballaaran xalay saqdii dhexe ka sameeyay degmada Wardhiigley gaar ahaan xaafadda Xararyaale.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dhex galay khilaaf ka dhex taagan Wasaaradda Maaliyadda iyo Maamulka G/Banaadir…
Sarkaal ka tirsan ciidamada Minishiibiyadda dowladda hoose ee Muqdisho ayaa manta lagu khaarijiyay caasimadda Soomaaliya.
Weerar khaarijin ah oo ka dhacay Caawa magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay sarkaal ka trisanaa ciidamada dowladda.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan cidiamada canshuurajha ee dowladda hoose Muqdisho.
Xaqiidada ku wareegsan Askariga loo qabtay weerarkii Khaarijinta ee Xamarweyne [Warbixin Xasaasi ah]
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa Axadii 1-da Bisha Oktobar ku dhawaaqay in la hayo qof loo qabtay weerarkii ka dhacay…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa mamulka Gobolka Banaadir ka hor istaagay qoonde ay u gooyeen Golaha Wasiirada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday kolonyo ciidamo ka tirsan AMISOM.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib u dhis ku sameynaya Wado si weyn ugu burburtay roobabka iyo dayactir la’aan.
Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa ka digaya caawa gawaari qaraxyo sida oo ku jira magaalada Muqdisho oo geysan kara qaraxyo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad heegan ah la geliyay ciidamada xasilinta ee caasimadda, taasoo ay ugu…
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa dhawaan Golaha wasiirada ka codsaday in Maamulka Gobolka Benaadir loo…
Xildhibaanadii xilka ka qaaday madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa waqti u qabanaya xilliga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha…
DEGDEG: Wasiirka Amniga oo xilalkii ka qaaday taliyeyaal ka tirsan ciidamada Booliska & Nabadsugidda
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa ku dhawaqay inuu xilalkii ka qaaday taliyaha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda degmada…
Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in jeneraal caan ah uu ka badbaaday weerar qarax ah oo lagu doonayay…
Ciidamada ammaanka magaalada Mudqisho ayaa maanta soo bandhigay hub iyo maandooriye ay ku soo qabteen howlgalladii uu danbeeyay ee ay…
Ciidamada xasilinta Ammaanka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran ka fuliyay xaafado ka mida degmooyinka Howlwadaag iyo Hodan ee Magaalada ee Muqdisho.
Wararka ku dhowdhow saraakiisha amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gacanta lagudhigay dableydii ka dambeysay dilkii khaarijinta ahaa ee ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xariga ka jaray saldhiga milateriga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
