Browsing: Banaadir
Munaasbadda furitaanka Saldhiga milateri ee Turkiga ayaa bilaabatay, iyadoo ay halkaasi gaareen madax ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo Turkiga.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda xaflad si rasmi ah loogu furayo saldhigga tababarka milateriga Turkiga ka dhigay magaalada Muqdisho.
AMISOM iyo maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku heshiiyay in shilkii dhowaan ka dhacay Isgoyska KM4 magdhow laga bixiyo, isla markaana…
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo xalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa shaaciyay qorshe lagu kordhinayo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay ka hortageen bannaanbax ay dhigayeen dad taageersan Madaxweynaha muranka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mida wadooyinka muhiimka ah ee magaalada la xiray, iyadoo ciidamo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoog leh oo galabta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga maqlay bartamaha magaalada.
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo ku simaha Taliyaha Booliska Soomaaliya ahna taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska…
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa si kulul uga hadlay xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay nin caan ku ahaa majaajiladda oo ku magac dheeraa ‘Idaacadda…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya iyo Taliska Booliska ayaa maanta soo bandhigay saddex qof oo daabacay waraaqo digniin ah oo lagu…
Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa War ay kas oo saareen shilkii naxdinta lahaa ee Gaari ka mida kuwa…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan la yeeshay saddex wiil oo watay gaarigii ciidamada AMISOM ay ku jiireen sahlay Isgoyska KM4…
Xoghayihii ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Canab C/laahi Xaashi oo ahayd iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha ururkaasi Batuula Sheekh Axmed Gaballe ayaa…
Koox hubeysanayaa goor dhoweyd weerar ku qaaday Gaari ay leedahay haweeney guddoomiye u ah ururka haweenka Qaranka.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa si kulul uga hadlay shil uu ku lug yeeshay mid ka mida gawaarida…
Dowladda Turkiga ayaa soo gabagabeysay Dhismaha Dugsiga barashada Duulista Diyaaradaha oo maanta dib loo furay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa Qarax ka dhacay magaalada.
Ciidamo ilaalo u ah Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Khaliif Cabdiqaadir Macalin Nuur ayaa caawa gacanta ku dhigay laba dabley ah oo…
