Browsing: Banaadir
Madaxweynaha cusub ee Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa Tacsi u diray amarna kasoo saaray dil maanta…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dil caawa magaalada Muqdisho loogu geystay Jeneraal ka tirsanaa ciidamada Xoogga dalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar qorsheysan lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada xoogga…
Askari ka tirsan ciidamada Taraafikadda wadooyinka ayaa fal toogasho ah ku dilay darawal gaari yar agagaarka isgoyska Geed Jaceyl ee…
Dhow qof ayaa ku dhintay shil Gaari oo ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, kadin markii gaari weyn uu…
Diyaaradii ugu hoeysay oo sida rakaab ayaa caawa soo caga dhigatay a garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Diyaaradii ugu horeysay oo xilli habeen ah soo caga dhigata garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa caawa kasoo…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdiho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminyay Wakiilka Midowga…
Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa amar ka soo saaray arrin dhibaato weyn ay ku…
Ciidamada Xaslinta caasimadda ayaa magaalada Muqdisho ka wada howlgallo culus oo habeenkii lagu qaadayo xaafadaha kala duwan ee degmooyinka Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gabar dhalinyarro ah dhaawac culus kasoo gaaray kadib markii ay iska tuurtay…
Qarax xoog leh oo loo adeegsaday miino lagu xiray gaari uu watay nin ka mida shaqaalaha garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin wiil ay walaallo yihiin ku dilay magaalada la qabtay.
Maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn loo hadal haayay nin la sheegay in uu meel dhigay sawir uu ku…
Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inuu diinta islaamka ka baxay nin soo bandhigay sawir uu…
Wadadda Maka Almukarama ayaa loo xiray Gaari la sheegay in looga shakiyay qarax oo la dhigay dhinaca wadadda.
Dowladda Soomaaliya ayaa qaab xeer jajab ah iyo nabadeyn ku xalisay dagaalkii degaanka Haanta Dheer ku dhex maray ciidamada NISA…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysa ay toogasho ku dishay Guddoomiye waxaad.
Taliyihii Nabadsuggida ee degmada Kaxda, Gobolka Banaadir ayaa u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerar duhurnimadii maanta ay ku qaadeen…
