Browsing: Banaadir
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar hubeysan lagu qaaday gaari uu la socday taliyaha NISA ee…
Dadka Muqdisho ayaa shalay ku soo toosay dagaal culus oo ka socda qeyb ka mida magaalada, kaasoo markii dambe noqday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa laba qof lagu dilay magaalada.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la kala qaaday ciidamadii ku dagaalamay magaalada.
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas goos goos ah laga maqlayo xaafad ka tirsan…
Dagaal culus ayaa saaka aroortii hore ka qarxay magaalada Muqdisho kadib markii howlgal weyn ay ciidamada xasilinta ku qaadeen xaafado…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa xalay howlgal gaar ka sameeyay xaafadaha u dhow xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Degmada Wardhiigley.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa caawa casho sharaf gurigiisa ugu sameeyay duubabka dhaqanka iyo wasiirada kasoo jeeda Beesha…
Wararka laga helayo magaalada Muqidshi ayaa sheegaya in fal toogasho khaarijin ah uu galabta ka dhacay magaalada.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed xil ka qaadis iyo ruqseyn isugu daray mas’uulkii maaliyadda Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba darawal oo watay mootada Bajaajta lagu dilay magaalada.
Dadweyne doonayay inay ku hor bannaanbaxaan xarunta baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo diiday oo la hor istaagay, iyadoo rasaas lagu kala…
Bandhigga saddexaad ee buugaagta ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo dadweyne kala duwan ay saf ugu jiraan ka qeybgalkiisa.
Koox dabley ay ayaa toogasho ku dishay haweeney ganacsato ah, Xaafadda Towfiiq, degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho.
Weriye ku dhaawacmay Qarixii is-miidaaminta ahaa ee magaalada Beledweyne ka dhacay Sabtidii ayaa Muqdisho ugu geeriyooday dhaawaca soo gaaray oo…
Munaasabad aad u balaaran si wayn loo soo agaasimay oo loo qabtay ardayda cusub ee dufcadii 21aad ee Jaamacadda Muqdisho…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay qaabka loo marayo codsiga shaqaaleynta dhalinyarrada Gobolka Banaadir.
Faahfaahin dheeraad ah iyo muuqaalo ayaa laga helay qarax goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
