Browsing: Banaadir
Ciiddamada ammaanka Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay gaari maalmihii ugu danbeeyay dilal qorsheysan iyo weerarro ka geystay degmada Dharkeynley ee…
Kooxda Alshabaab ayaa digniin kasoo saartay mashruuca shaqo abuurista Gobolka Banaadir ee lagu shaqaaleynayo 1000 qof oo ka mida dhalinyarada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay galabta toogasho ku dileen haweeney caan ka ahayd suuqa…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabid Cabdi Maxamed ayaa ka hor yimid qaabka ay ciidamada xasilinta ee Muqdisho wadooyinka u xiraan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar khaarijin ah lagu qaaday Gaari marayay xaafadda Suuq Liif ee degamada…
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wado muhiim ah oo burbur weyn soo gaaray…
Dabley hubeysan ayaa weeraro ka geystay saacdihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho, iyagoo dhimasho iyo dhaawac u geystay dhowr qof.
Koox hubeysan ayaa maanta weerar ku qaaday Gaari uu leeyahay mas’uul ka tirsan Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo fara badan la dhoobay wadooyinka magaalada iyadoo la xiray qaar ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa gaari la sheegay inuu siday waxyaabaha qaraxa lagu qabtay magaalada.
https://www.facebook.com/astaansports/videos/1545775485466228/
Waxaa goor dhow caawa ka bilaabanaya Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ciyaartii kama danbeysta ah ee tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Ciidamada kumaandooska Soomaalida iyo kuwa Mareykanka ee gaarka ah ayaa dhoolatus milateri ka sameeyay saaka xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.
Tartankii Fiinaalka ee tartanka Kubadda Cagta Gobolka Banaadir ee lagu waday in maanta ay dhacdo ayaa la baajiyay.
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalda Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta daah furay Mashruuc dib u dajin loogu sameenayo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay wado muhiim u ah Magaalada Muqdisho, taasoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka uu ka badbaaday isku dal…
Bandhigga wejiga koowaad ee shaqo abuurka dhaliyarada ee Gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay xarunta Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa shaqo joojin ku sameeyay garsoorayaal ka tirsan Maxkamadda Gobolka Banaadir.
Bannaanbax looga horjeedo dhiibista sarkaalka ONLF ee C/kariin Qalbi dhagax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
