Browsing: Banaadir
Qarax Bam ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, halkaasoo lagula beegsaday kolonyo ay ciidamo la socdeen.
Dab caawa ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho ayaa geystay qasaare, iyadoo lagu guuleystay in la damiyo.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab ka kacay suuq labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Bam uu caawa ka dhacay magaalada.
Gudoomiye ku xigeenka dhanka maamulka iyo Maaliyadda maamulka gobolka Banaadir oo Maluuka Sheekh C/qaadir ayaa soo saartay amar ku socda…
Ardayda Jaamacadda Muqdisho oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ufariistay imtixaankii ogolaashaha ee sanad waxbarashadeedka 2017-2018 ee Jaamacadda Muqdisho.
Ciidamada Xasilinta ammaanka caasimadda dib u bilaabay howlgalladii magaalada, iyagoo maanta howgal ballaaran ka sameeyay xaafado ka tirsan Magaalada Muqdisho.
Gaari looga shakiyay inay saaran yihiin waxyaabaha qarxa ayaa galabta loo xiray wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa muujiyey sida ay uga go’an tahay inuu dadkiisa iyo shacabkiisa…
Afhayeennada Wasaarada Amniga iyo Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa ka hadlay qarixii galabta ka dhacay Magaalada muqdisho.
Ciidamada ammaanka ayaa ka hortegay gaari qarax laga soo buuxiyay oo la dhigay Jidka shaqaalaha ee magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Saldhiga Milateri ee Turkiga ka hirgeliyay magaalada Muqdisho loo diyaariyay in la furo maalmo gudahood, iyadoo si rasmi ah loo…
Bannaanbax looga horjeedo weerarkii lagu laayay dadkii beeraleyda ahaa ee ka dhacay degaanka Bariire ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa xilligan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Badda ay la tagtay laba gaari iyo dad shacab ah oo saarnaa.
Maamulka mid ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lacago qasab ah ku soo rogtay dadka degan degmadaasi.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin ganacsade ah goor dhoweyd lagu dilay magaalada.
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ayaa sheegay inay wadaan qorshe ballaaran oo lagu soo celinayo, laguna dayactirayo taallooyinkii taariikhiga ahaa iyo goobihii…
Ciidamo ka socda dalka Turkiga ayaa tegay magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, iyagoo qeyb ka ah saldhiga weyn ee Turkigu…
Madaxweynaha Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa amar ku bixiyay baaritaan rasmi ah in lagu sameeyo weerarkii lagu qaaday Qoyska…
