Browsing: Banaadir
Waxaa caawa dib loo furay Taalada isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kadib markii muddo ay u xirneyd dayactir.
Qarax Miino oo maanta Ka dhacay Ex-kontoorol Balcad ee Magaalada Muqdisho, iyadoo lala eegtay ciidamo ka tirsan AMISOM oo halkaasi…
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday labo eedeysane oo loo heystay inay dileen…
Guuto cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo hal sano oo…
Siyaaasadda arrimaha dibada Somalia, waxay soo maray marxalado kala duwan iyo xiliyo danaha Soomaaliyeed loo baahday in lagula macaamilo dunida…
Odayaal dhaqameed ka tirsan Beesha Muddulood ayaa war kasoo saray ciidamo ka soo jeed beeshaasi oo dowladda Soomaaliya ay qaab…
Ciidamada ammaanka ayaa xiray agagaarka xarunta Jaamacadda Umadda ee degmada Xamarwweyne ee magaalada Muqdisho.
Dhacdo naxdin ayaa ka dahcay magaalada Muqdisho kadib markii wiil yar uu isku dilay bistoolad uu ku ciyaarayay.
Dalxiisayaal ka socda dalka Shiinaha ayaa markii ugu horeysay yimid magaalada Muqdisho iyagoo dalxiis ah.
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan…
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dishay guddoomiyihii garsoorayaasha xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu madfac hoobiye ah ku soo dhacay degmada Wardhiigley.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadira ayaa ka codsaday xukuumadda Soomaaliya in la kordhiyo qoondada Gobolka ee ilaha dhaqaalaha magaalada Muqdisho.
C/raxmaan Jaamac Barre allaha u naxariisto, waxaa qiyaastii 1942-kii baadiyaha agagaarka Wardheer ee Shiilaabo ee hadda ka tirsan dalka Itoobiya…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahan duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Axmed ayaa maanta markii ugu horeysay ka qey galay shirka toddobaadlaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan fal khaarijin ah ka fulisay magaalada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa diyaarad ay ku dhacday duleedka magaalada Muqddsho ee caasimadda Soomaaliya.
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in diyaarad ay ku dhacday duleedka magaalada Muqddsho ee caasimadda Soomaaliya.
Laba qof oo isku qoys ah ayaa maanta lagu dilay weerar ka dhacay degmada Hodon, ee magaalada Muqdisho.
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa ku dhawaaqay inuu ka baxay muddo 5 sano ka hor ah Alshabaab.
