Browsing: Banaadir
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) ayaa uu danbeyn loo soo bandhigay saxaafadda isagoo goor dhoweyd kula hadlay Royal Plaza…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow uu goor dhow saxaafadda la hadai doona.
Wararka aaga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu weerar khaarijin ah ka dhacay magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Sirdoonka ee NISA ay xirtay Ahmed Omar Yusuf oo loo yaqaan (Xarbi…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax ka dhacay agagaarka garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhawaaqay in maamulka G/Banaadir uu shaqo siinayo 1000 qof oo dhalinyaro ah.
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa goor dhoweyd la geeyay magaalada Muqdisho, isagoo diyaarad gaara ay ka keentay magaalada Xudur.
Shirkadda Turkiga ah ee gacanta ku heysta Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray Xaaladda ammaanka Garoonka Aaden Cadde.
Mid ka mida wadooyinka u xirnaa arrimo ammaan ayaa dib loo furay, magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliya Gen. Xuseen Xasan Cismaan ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu khaarijiyo.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada Xasilinta Magaalada Muqdisho ayaa howlgal xoog leh ku sameeyay Degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Shineemo Somalia, Wadadda Maka Almukarama.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta daah furay barnaamij loogu magacdaray hab xisaabeedka Cusub ee maamulka gobolka Banaadir iyo dawladda Hoose…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen gaari qarax laga soo buuxiyay.
Taliye ka tirsan ciidamada Taraafikada oo lacag ganaax ah oo sharci darro ah ka qaaday mi ka mida dadka Muqdisho…
Madaxda Gobolka Banaadir ayaa xalay ka qeyb qaatay damintii dab ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab xalay saqdii dhexe kadib ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
