Browsing: Banaadir
Dayax-madoobaad ayaa Caawa laga dareemay meelo badan oo ka mid ah Bariga afrika iyo Gobollada Soomaaliya.
Ilaalada mid kamida xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa dil dhimasho iyo dhaawac ka geystay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa u tegay bannaanbaxayaashii maanta xiray wadooyinka waaweyn ee Muqdisho.
Xaaladda Darawallada Banaanbaxa ka wada magaalada Muqdisho ayaa kasii dartay kadib markii gaari AMISOM leedahay lagu bililiqeystay Isgoyska KM 4.
Bannaabaxayaasha darawallada Bajaajta ayaa xitay wadooyin muhiim u ah isu socodka Gaadiidka magaalada Muqdisho.
Bannaanbixii darawallada Bajaajleyda Muqdisho ayaa ka sii daray kadib markii ciidamo ilaalo mas’uul ka tirsan dowladda ay dileen darawal.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbaxyo rabshado wata ay ka socdaan magaalada.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa haweeney kale xil uga magacaabay Maamulka Gobolka Banaadir.
Darawaladda Mootooyinka Bajaajyada ayaa bannaabixii ugu weynaa ka dhigay magaalada Muqdisho, iyagoo ka cabanaya ciidamada xasilinta caasimadda.
Waxaa xarunta Dowladda Hoose ee magaalada Muqdisho ka furmay shir loogu magacdaray “Ololaha Aragti Wadaaga Hiigsiga Caasimada” kaas oo uu…
adMaamulka Gobolka Banaadir ayaa furaya barnaamij nooc cusub ah oo lagu doonayo in lagu ururiyo aragtida dadka reer Muqdisho.
Ciidamada ammaanka ayaa xalay gacanta ku soo dhigay koox ay haweeney madax u ahayd, kuwaas oo dadka si qorsheysan ku…
Kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay isugu yimaadeen waxgarad iyo nabadoonno ka tirsan beesha H/Gidir ayaa baaq loogu…
Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Garoonka diyaaradaha ayaa diiday in Garoonka Muqdisho uu shaqeeyo habeenkii.
Gudoomiyihii hore ee Gobolka Galgaduud Xuseen Wehliye Cirfo ayaa ka hadlay qaabkii dilay Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud iyo walaalkiis oo xalay…
Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulankooda caadiga, iyadoo ajendaha miiska saaran uu yahay in mooshinka su’aalo weydiinta Wasiirka Dastuurka.
Tartanka Ciyaaraha kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah uga furmay Garoonka kubadda cagta ee Konis Stadium…
Kooxda khilaafada islaamiga ah ee Daacish ayaa sheegatay inay fal khaarijin ah caawa ka fulisay magaalada Muqdisho.
Qarax caawa ka dhacay Muqdisho ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah, waxaana goobta qaraxa ka bilowday olole nadaafadeed.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dil qorsheysan lagu fuliyay guddoomiyihii Gobolka Galgaduud iyo nin la dhashay.
