Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Miino lagu qarxin lahaa ciidamada dowladda la fashiliyay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah…
Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa magacyada maxaabiista Soomaalida ee dowladda Itoobiya ku soo wareejisay Soomaaliya.
Maxaabiistii Soomaalida ahaa ee ku xirnaa dalka Itoobiya ayaa caawa kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xaalad adag kasoo food saartay xaalad musuqmaasuq ah oo ka dhacday Dekadda…
Dhacdo naxdin leh ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, kadib markii uu nin xaasle aha uu gowracay xaaskiisii.
Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Dowladda Soomaaliya ee ardayda ku gashay xarumaha Gobolka Banaadir.
Maxaabiis Soomaali ah oo ku xirnaa dalka Itoobiya ayaa maanta lagu wadaa inay kasoo degaan garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Waxaan halkan idinkugu soo gudbinaynaa Natiijada Imtixaanka Dowladda Soomaaliya ee Dugsiyada Sare guud ahaan.
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adaheeda amniga ayaa sheegtay inay ka hortagtay oo fashilisay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo lagu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari qaraxyo siday laga hor tegay.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa degdeg u farageliyey xaalad kacsan oo ka jirta Dekadda magaalada Muqdisho.
Qarax gaarigiisa lagu xiray ayaa lala beegsaday sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee NISA.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd Qarax ka dhacay magaalada.
Idaacadda Shabeelle ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u kordhisay weerar dhinaca Warbaahinta ah oo ay kula jirto AMISOM.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa ku guuleystay furitaanka waddo nadaafad daro u xirneyd 20-kii sano ee lasoo dhaafay…
Ma-gafeyaal Soomaali ah oo dadka tahriibin jiray ayaa laga soo dejiyay maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo lagu qabtay dalka Koonfurta…
Shirkadda Diyaaradaha Kenya ayaa dalbatay inay duulimaad ku timaado magaalada Muqdisho, iyadoo ku soo biireysa shirkadaha diyaaradaha ee taga Muqdisho.
Dhismaha wejiga koowaad ee Jidka Soddonka magaalada Muqdisho ayaa dhowaan la soo gabagabeeyay.
