Browsing: Banaadir
Waxaa goor dhoweyd dib usoo laabtay Koonfurta Soomaaliya iyo magaalada Muqdisho adeegga Internetka oo muddo 22 maalmood ah maqnaa.
Afhayeenka ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa cambaareyn u jeediyay mid ka mida Idaacadaha magaalada Muqdisho.
Ciidamada Booliska degmadad Xamarweyne ayaa baafinaya wiil yar oo Badda ay kysoo tuftay xeebta Geel-laq ee degmada Xamarweyne.
Saddex toddobaad kadib markii uu go’ay adeegii internetka Koonfurta Soomaaliya ayaa lagu dhawaaqya war farxad leh oo ku saabsan soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu khaarijiyay laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda hoose ee…
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la soo gabagabeeyay dhismaha saldhiga milateri ee magaalada Muqdisho laga dhisay.
Koox hubeysan ayaa goor dhoweyd fal toogasho ah ka geysatay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada xasilinta ay howlgal xoog leh ka wadaan caawa xaafado ka tirsan…
Xiriirka guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed iyo xildhibaanada labada gole ee Beesha uu kasoo jeedo ayaa sii xumaanaya.
Gaari xamuul ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxay koontaroolka Siinka Dheer ee Muqdisho.
Dhowr weerar oo loo adeegsaday bambooyin ayaa caawa lagu qaaday goobo katirsan magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay helayaan telefoonno uga imanaya dad ka tirsan ururka Al-Shabaab oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay duleedka Muqdisho oo lala beegsaday bar ciidamo ay ku sugnaayeen.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn laga beegsaday Bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.
Waxaa si weyn u kordhay falalka lagu khaarijinayo saraakiisha iyo ciidamada dowladda hoose Muqdisho ee canshuuraha ururiya.
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dib uga laabtay amarkii uu dhowaan soo saaray ee ahaa in lacag la’aan lagu galo Beerta…
Dowladda Soomaaliya ayaa bilwoday rakibaadda Qalabka cusub ee hagidda diyaaradaha oo xarun cusub looga dhisay Muqdisho.
Muran dhinaca sharciga ah ayaa ka taagan Markan lagu eedeeyay inuu jaray xarkihii Internetka badda hoosteeda ee magaalada Muqdisho aakhirkii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Bam lagu weeraray ciidamo ka tirsan AMISOM.
Ciidamada Midowga Afrika ee ka hawlgalaya Soomaaliya ayaa maanta baneeyay dhismihii jaamacadda ummadda Soomaaliyeed ee Gahayr, halkaas oo saldhig milatari…
