Browsing: Banaadir
Iyadoo maanta ciidmadii AMISOM ee mudadda dheer ku sugnaa saldhigga xarunta Jaamacadaha ee Muqdisho ayaa la sheegay in ciidamo cusub…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qas iyo buuq ka dhashay Beerta Nabada ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada AMISOM ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta laga raray mid ka mida saldigyada ugu waaweyn ee Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay qaab cusub u khaarijiyeen mas’uul ka tisan Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in falal toogasho ah iyo Qarax ay ka dhaceen magaalada.
Guddoomiyaha Gobolka banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa Gaadiidka iyo Qalab loogu deeqay Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejiyay shirkad gaar ah.
Weerar koox dabley ah ku qaaday dad u socday tacsi ayaa lagu laayay lix wiil oo isku qoys kasoo wada…
Dad la socday Meyd loo waday in la aaso ayaa weerar lagu qaaday duleedka magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu ku fulinayo amarkiisii shaqeyn waayay ee ahaa in Beerta…
Dadweyne fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Goblka Banaadir ayaa maanta ku hungoobay inay lacag la’aan ku galaan Beerta…
Amar ay soo saartay kooxda Alshabaab ayaa ka dhaqan galay magaalada Muqdisho kadib markii shirkadda Hormuud ay joojisay adeegga farriimaha…
Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa dadka degan xarumaha dowladda, siiba kuwa milateriga ugu baaqay inay ka baxaan xarumahaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo kale oo lagu kordhinayo awoodeeda, laguna canshuurayo shirkado ajnabi u badan oo dhex degan degaanka…
Qoraal caawa kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa lagu shaaciyay in lacag la’aan laga dhigay gelidda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saxafi ka howlgala Warbaahinta dowladda Soomaaliya la dhaawacay.
Amar kasoo baxay wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka ayaa lagu amray shirkaddaha ganacsi in ay ilaaladooda kasoo diiwaan geliyaan…
Wararka laga helayo maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in waanwaan laga dhex wado Guddoomiyaha Gobolka iyo Ganacsatada Beerta Nabadda ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay weerar ku qaaday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya, magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo muddo labo maalmood ah ka socon doona…
Gaari lagu xiray waxybaaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho.
