Browsing: Banaadir
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay markii ugu horeysay xus loogu dabaaldegay maalinta xoriyadda Mareykanka ee 4-ta July.
Bannaanbax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in rasaas lagu kala eryay kadib markii ay ciidamada ka hortageen.
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed C/xakiin Daahir Saciid ayaa beeniyay wararka ku saabsan in xilka laga qaadayo isagoo sheegay inuu xilka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qaraxii lala beegsaday gaari uu la socday agaasimihii hore ee Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in agaasimihii laga eryay Wasaaradda Warfaafinta C/risaaq Yuusuf Bahlaawi ayaa ka badbaaday qarax la…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar madaafiic ah lagu qaaday Xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Mid ka mida guddoomiyeyaasha dhowaan loo magacaabay Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la soo baxay dhaqan hoggaamiye kooxeed, kadib markii uu…
Dabley hubeysan ayaa degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdishoku dhisay Nabadoon Caan ahaa.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay deeq raashin ah oo ka timid dowladda Turkiga oo loogu talagalay in la gaarsiiyo…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ku dhaqaaqay tallaabo dad badan ka yaabisay markii uu shalay ku dhawaaqay inuu…
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii bilaha ahaa ee Wasaaradda Maaliyadda, kaas oo looga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa rasaas culus laga maqlay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kusii jeeda magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya.…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar Bam uu galabta ka dhacay suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed booqasho ku tegay Beerta Nabadda ee ku taal degmada Waabari…
Internet la’aanta ka taagan Koonfurta Soomaaliya ayaa gaartay muddo toddobaad ah kadib markii adeeggaasi uu hawada ka baxay habeenkii ay…
Qarax miino ayaa haleelay gaari nooca dadweynaha ah oo ay la socdeen rakaab, taasoo keentay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta mar kale ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon, si loogu weyneeyo maalmaha xorriyada oo maanta…
Xaflad lagu xusay sanadguurada 57-aad ee xornimada Soomaaliya oo ku beegan 1-da Luulyo ayaa saqdii dhexe ee xalay ka dhacay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay labo qarax oo mid ka mid ah galaaftay nolosha sarkaal ka tirsanaa ciidamada milateriga…
