Browsing: Banaadir
Shirkada Diyaaradaha Turkish Airlines ee ah tan kaliya ee heer caalami oo ka howlgasha Garoonka Aden Cadde ayaa maanta dib…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu saaka ka dhacay magaalada.
Laba askri oo ka mida ilaaladii Hanti dhowrihii guud ee hore kana mas’uul ahaa dilkii Wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya…
Madaxweeynaha Soomaaliya ayaa ogolaaday in maamul gaar ah oo leh xuquuq siyaasadeed uu yeesho Gobolka Banaadir.
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dacwad loo heysto raggii ka dambeeyay dilkii wasiirkii Howlaha guud ee xukuumadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in caawa weerar Bam uu ka dhacay degmada Hodon.
Dowladda Mareykanka ayaa taliye gaar u xil saaray ciidamada Mareykanka ee jooga Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in haweeney ku dhimatay isu soo bixii lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khudbadii ugu kululeyd ka jeediyay isu soo bax lagu taageerayo Garoonka Kubadda Cagta ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray Garoonka kubadda cagta ee Banaadir magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hogaamiye kooxeedyo hore, siyaasiyiin iyo ganacsato ay bilaabeen inay hubkooda kala baxaan magaalada…
Bannaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka socda magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu khudbad u jeediyo bannaanbax lagu taageerayo oo ka socda magaalada Muqdisho.
Dhaqdhaqaaqa magaalada Muqdisho ayaa istaagay maanta kadib markii la xiray wadooyinka magaalada intooda badan. Sababta loo xiray wadooyinka ayaa lagu…
Mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka badbaaday isku day dil oo lagu doonayay in lagu khaarijiyo.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada isu soo bax weyn oo la sheegay inuu beri ka dhici doono Magaalada Mudisho.
Sida laga soo xigtay saraakiisha ammaanka magaalada Muqdisho waxaa la laga hortegay qaraxyo lala damacsanaa laba goobood oo xasaasi ah.
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa si buuxda u taageeray howlgalka xasilintamagaalada ay ciidamada ammaanka ka wadaan Muqdisho.
Howlgalkii habeenkii labaad oo xiriir ah ay ciidamada xasilinta ammaanka caasimadda ka sameeyeen Muqdisho ayaa xalay lagu soo qabtay ciidamo…
