Browsing: Banaadir
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay xireen xaafadda 21-ka Marso ee degmada Waaberi kadib markii…
Iyadoo uu socdo howlgalkii sugidda ammaanka ee xasilinta Muqdisho ayaa lasoo weriyay in ciidamo cusub ay la wareegeen barihii ciidamada…
Guddoomiyeyaashii degmooyinka Gobolka Banaadir ee dhowaan xilka laga qaaday ayaa la sheegay in xuquuq uga maqan Gobolka Banadir ay ka…
Howlgal ballaaran oo Ciidamada Xasilinta amaanka Muqdisho ee isku dhafka ah xalay ka fuliyeen Degmada Wadajir ayaa lagu qabtay boqolaal…
Ciidamada xasilinta ammaanka ayaa sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab ku soo qabtay howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ee Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) oo ka hor yimid howlgalka amniga ee ka socda Muqdisho…
Agaasimaha Hay’adda NISA ee Nabadsugidda iy Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) aya ka war bixiyay Qorshaha howgalka NISA ee ka…
Gaariga ah kuwa gaashaaman ayaa dab qabsaday xilli uu socday KM 4, iyadoo aan la ogeyn sababta keentay,
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM uu xilligan ku gubayo Isgoyska KM 4…
Shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, kana howlgasha Dekadda weyn ee Muqdisho ayaa bishii lacag ku dhow $150,000 ka hesha Dekadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay toogteen oday 70 sano jir ah ayna dhaawaceen xaaskiisa.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysteen caawa maqribnmadii.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la qarxiyay ciidamo ka tirsan dowladd Federaalka.
Guddoomiyaha Degaanka Garasbaaley ee Duleedka Muqdisho C/raxmaan Axmed Cali (Garyare) ayaa eedeyn kulul u jeediyay maamulka cusub ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray saraakiisha ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad amni iyo heegan sare ay ku jiraan ciidamada ammaanka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caawa Kooxo hubeysan ay Magaalada Muqdisho ku toogteen qof ka mida ergadii dooratay…
Shirkii ugu horeeyay ee maamulka Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa yeeshay caawa kulankoodii ugu horeeyay.
Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa dib u bilaabay kadib diyaarad ku dhacday saaka.
