Browsing: Banaadir
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska hor imaadkii ka dhacay Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu iska hor imaad dhex maray ciidamada isku dhafka ee xasilinta ammaanka Muqdishoiyo…
Diyaarad ay lahayd shirkad la shaqeysa AMISOM ayaa maanta ku dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Wararkii ugu danbeeyay ee diyaaradda ku dhacday Garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la badbaadiyay dadkii…
War hadda soo dhacay ayaa sheegyaa in diyaarad ku soo degtay garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ay shil…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda goor dhoweyd lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho.
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in la bilaabayo dib u dhiska xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Askari ka tirsan ciidamada maamulka degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa rasaas ku furay dad masaakiin ah oo raashin bisil…
Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka ayaa ka digay dagaal faraha looga gudbto haddii aan wax laga qaban falal hubka looga…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dilal is weydaar ah ay ka dhaceen suuqa ugu weyn magaalada ee…
Dowladda Federaalka ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sababtii dhalisay in muddo dhowr maalmood ah ay diyaaradaha Shirkada Turkish Airline…
Diyaaradihii ugu badnaa maalin qura ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha Muqdisho, kadib muddo saddex maalmood ah oo ay awoodi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal toogasho ah oo lagu dilay qof shacab ah uu goor dhoweyd…
Diyaarad ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Turkisha Airlines ayaa ugu danbeyn saaka u suuragashay inay ka degto garoonka diyaaradaha Aden Cadde…
Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Golaha wasiirada ee lagu xadidday ilaalada iyo hubka…
Munaasabad lagu dhagax dhigay dhismaha jidka soddonka oo ka mida waddooyinka ugu waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhacday…
Wararka laga helyo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka inta badan wadooyinka magaalada ay xiran yihiin.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen gaari la sheegay inuu sido waxyaabaha qarxa.
Wararka laga helayo saraakiisha saadaasha hawada ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in Diyaaradaha shirkadda Turkish Airlines
Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Soomaaliya ayaa dadka Soomaaliyeed u dirtay farriin ku saabsan dhalashada Bisha Ramadaan.
