Browsing: Banaadir
Booliska Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay ku howlgalaya Diyaaradaha is-wada ee Drone-ka [SAWIRRO]
Booliska Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku howlgalaya diayaradaha is-wada ee loo yaqaan Drone-ka, si ay ula socdaan qaraxyada.
Qeyb kale oo ka mida Soomaali laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la qbatay laba dabley ah oo xalay dil ka geystay magaalada.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax galabta ka dhacay agaarka dekadda weyn ee magaalada Muqdisho.
Qarax weyn ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Dowladda Japan ayaa Gaadiid muhiim ah iyo Qalab ku wareejisay ciidamada Booliska Soomaaliyeed.
Qaar ka mida beelaha Soomaaliyeed ayaa si weyn uga hor yimid qaabka loo magacaabay Guddoomiyeyaasha cusub ee G/Banaadir.
Milkiilaha Maqaayadaha caanka ah ee The Village ayaa Qoraal dacwo ah u diray wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating.
Howlgal dad badan lagu qabqabtay ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho.
Dood kulul ayaa hareysay baraha bulshada, taasoo ku saabsan mas’uuliyiinta cusub loo magacaabay degmooyinka G/Banaadir .
Guddoomiyeyaasha cusub ee Gobolka Banaadir ee loo magacaabay Gobolka Banaadir ayaa lagu saleeyay 4.5 iyadoo markii ugu horeysay lagu soo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa haweenkii ugu badnaa ku soo daray Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Waxaa cawa si rasmi ah loo magacaabay Guddoomiyeyaasha cusub ee Gobolka Banaadir oo intoodii badneyd xilalkii laga qaaday.
Guddoomiyeyaashii ugu badnaa ee G/Banaadir oo mar qura xilalkii laga qaaday [Wararkii ugu danbeeyay]
Wararka laga helayo maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xilalkii laga qaaday inta badan guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Magacaabidda guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliyeyaal ciidam lagala wareegay hub ay wateen.
Kulan ay soo qabanqaabiyeen odayaasha dhaqanka beelaha H/Gidir iyo Murusade ayaa maanta ka socda magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashay weerar lagu qaaday gaari ay…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay olole ka bilaabnaya magaalada Muqdisho oo ku saabsan bilicda caasimadda.
Iyadoo la wada sugayo isku shaandheynta guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in mas’uuliyiin fara badan…
