Browsing: Banaadir
Ciidamada gaarka ah ee dhowaan loo sameeyay sugidda ammaanka Muqdisho ayaa howlgalkoodii ugu horeeyay ku soo qabtay hub fara badan.
Qalab suuragal ka dhigay inuu garoonka diyaaradaha Muqdisho uu shaqeeyo habeenkii ayaa maanta lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya.
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay inay ka welwelaan dilalka khaarijinta ah ee loo geysto dadka rayidka…
Shir ku saabsan wadashaqeyn dhex marta Warbaahinta Muqdisho iyo Hay’adaha Ammaanka Dowladda Federaalka ayaa maanta ka furmay Hotelka Peace ee…
Howlgal weyn oo ay ka qeybgaleen ciidamada AMISOm iyo kuwa ammaanka ayaa ka socda maanta magaalada Muqdisho iyadoo dad badan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ay asheegaya in maanta Diyaarad ay leedahay shirkadda Turkish Airlines ay ku degi weyday garoonka diyaaradaha…
Milkiilaha Maqaayadaha caanka ah ee ‘The Village’ Axmed Jaamac Maxamed ayaa ka hadlay xayiraad maqaayadiisa ay ku soo rogtay Qaramada…
Maamulka xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay sidii ay u geeriyootay haweeney maxbuus ahayd oo lagu magacaabi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in haweeney ku jirtay xabsiga dhexe ayaa ku dhex geeriyootay.
Hay’adaha Amniga iyagoo ka duulaya go’aamadii Golaha Wasiirada ee 11kii May 2017 waxey diyaariyeen barnaamijyadii ay ka mid ahaayeen:
Ciidamada ilaalada degaanka Gobolka Banaadir ee loo yaqaan Minishiibiyada ayaa ku dagaalamay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa sheegay in khalad weyn ka jiro Muqdisho iyo Gobolka Banaadir sida loo fasirayo.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa in roobabkii xalay da’ay ay geesteen waxyeelo geysteen.
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa shaqaalaheeda xafiiskaasi ka mamnuucay inay cunteeyaan
Taliska ciidamada Milateriga Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu magaalada Muqdisho ka saaray ciidamo milateri ah oo kumanaan gaaraya.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa bixiyay balanqaadyo waaaweyn oo ku saabsan ammaanka iyo cadaaladda Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhowr qof ay ku dhinteen roob xoog leh oo xalay ka da’ay…
Qaar ka mida ciidamada gadoodsan ee la wareegay xarunta wasaaradda Gaashaadhiga, isla markaana xiray wadadda Warshadaha magaalada Muqdisho ayaa sheegay…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay ka wareegeen xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.
