Browsing: Banaadir
Taageerayaasha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta qabanaya kulan weyn oo lagu taageerayo, laguna muujinayo taageerada uu ka…
Magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu toogtay nin soo abaabulay weerar qarax ahaa oo laga fuliyay suuqa beerta, degmada Waaberi, magaalada…
Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha wasiirada ugu jira Beesha Hawiye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
Kulan looga hadlayo maqaamka magaalada Muqdisho iyo xuquuqda ka maqan Gobolka Banaadir oo ay isugu yimaadeen Odayaal iyo siyaasiyiin ka…
Waxaa Hotel Afrik Magaalada Muqdisho lagu qabtey maanta oo ay Taariikhdu tahay 17-5-2017 Kulan la tashi ah oo ku saabsan…
Sarkaal ka tiran qeybta miino baarista ayaa maanta ku dhintay qarax ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qaax gaari ka dhacay goor dhoweyd xaafadda Xaawo taako degmada Wadajir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliyeyaal ka kala tirsan ciidamada Booliska iyo Mialteriga ay ku dagaalameen caasimadda…
Iyadoo la wada sugayo xil ka qaadis iyo isbedel weyn oo lagu sameeyo guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir
Munaasabad lagu xusayo Maalinta Dhalinyarada Somaaliyeed ee 15-ka May ayaa caawa ka socota Xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa iska hor imaad dhex maray ciidamada ilaalada madaxtooyada iyo askar ilaalo…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa culeys aan hore loo arag saaray agaasimeyaasha maamulka Gobolka Banadir iyo…
Hay’adaha Amniga ayaa gacanta ku dhigay dadkii watay gaari ku qarxay Muqdisho maanta, iyadoo ay socoto baaris ku aadan dadkaas…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada, gaar ahaan degmada Xamarweyne.
Madaxweyne Jamhuuriyadda Fedreraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa xuska 15-ka May awgeed maanta ubax xusuus ah dhigay taallada SYL…
Wararka laga helayo xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in isbedel balaaran lagu sameyn doono guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 17 qof oo barakacayaal ah.
Magaalada Muqdisho ayaa caawa laga dareemayaa isbedel dhinaca bilicda ah kadib markii maamulka Gobolka Banaadir uu nalal fara badan ku…
15 qof ayaa ku dhintay Xero dad barakacayaal ay ku noolyihiin oo ku taalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
