Browsing: Banaadir
Taliyeyaasha ciidamada milateriga Soomaaliya, kan AMISOM iyo Booliska AMISOM ayaa saaka tegay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir.
Faarax Cali Nuur oo ku eedeysan dilka kaaliyihii Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa qirtay inuu denbigaasi galay.
Gobolka Banaadir ayaa qeyb muhiim ah laga siiyay qorsaha sugidda amaanka Muqdisho kadib dib u sixid lagu sameeyay Go’aanadii Golaha…
Kooxo hubeysan ayaa ugaaskii nabadoonkii saddexaad oo wax kasoo doortay Baarlamaanka Soomaaliya ku toogtay xaaladda laba-dhagax ee magaalada Muqdisho.
Sarkaal ka tiran ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa si dirqi ah uga badbaaday Miino loogu xiray gaari uu watay,…
67 Ruux oo Soomaali ah, lagana soo masaafuriyay dalka Mareykanka ayaa goor dhoweyd laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada…
C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa si lama filaan ah u tegay shir…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda Ee Soomaaliya ayaa xabsiga dhigtay sarkaal lagu magacaabo Cabdishakuur Mursal Maxamad oo ka tirsanaa ciidanka ilaalada…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubeysan ay goor dhoweyd fal dil ah ka geysatay magaalada.
Golaha Wasiirada ayaa shirkoodii maanta kasoo saaray go’aamadan dhanka amniga ah oo ku saabsan caasimadda Muqdisho iyo Afgooye:
Gen. Cabdullaahi Gaafow Maxamuud ayaa maanta nin darawal u ahaa oo dil ka geystay magaalada Muqdisho ku wareejiyay ciidamada ammaanka.
Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu khaarijiyay oday dhaqameed ku sugnaa degmada Waaberi ayaa laga helay faafhaahin dheeraad…
Kiiska dilka kaaliyaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa meel xasaasi ah maraya iyadoo la baadigoobay ninkii dilka geystay.
Shirka Arrimaha Soomaaliya ee magaalada London ka furmaya berrito oo ku beegan 11-ka May 2017
Koox dabley ah ayaa saaka toogasho ku dishay oday caan ka ahaa degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic caawa kusoo dhacday duleedka Muqdisho ay qasaare geysatay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa uu magaaladaasi ka socdo howgal aan hore loo arag oo dhinaca…
AMISOM ayaa shaacisay inaysan waxba socon amarka kasoo baxay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil toogasho ka fulisay degmada Hodon.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa magacaabay Guddiga Amniga Gobolka Banaadir.
