Browsing: Banaadir
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magacaabay mareeye ku xigeenka koowaad ee Dekadda Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa caawa soo aaaray amarro kala duwan.
Wararka laga helayo saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in jeneraal ka tirsan ciidamada xoogga lagu dilay qarixii maanta ka dhacay…
Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qarax gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda so dhacaya ayaa sheegaya in qarax weyn oo ruxay magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho.
Safaaradda Ingiriiska ee magaalada Muqdisho ayaa noqotay xarunta ugu dhaqdhaqaaqa badan dhinaca siyaasadda ee magaalada Muqdisho.
Ciidamo Boolis ah oo hoos yimaada taliska Booliska Gobolka ayaa la wareegay ammaanka xarunta Gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyaha ciidamada nabadsugidda iyo sirdoonka ee Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in jidka isku xira magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye gebi ahaan la xiray.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in Qarax nooca lagu xiro Baabuurta lala beegsaday sarkaal sare oo ka tirsan…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa kiiska dilka wasiirkii howlaha guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji iyo ninka loo heysto…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax loogu xiray qof muwaadin ah ka dhacay maqribnimadii galabta.
Wararka laga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegaya in amarro cusub lagu soo rogay hanti dhowrihii guud Nuur Farax Jimcaale oo…
Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya G/lle Sare Xasan Cali Nuur Shuute
Warar laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM uu magaalada Muqdisho ku jiiray fannaan iyo…
Aaska Wasiirkii howlaha guud ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa la wareegtay laba nin oo ku eedeysan dilka wasiirkii howlaha guud Cabbaas C/llaahi Siraaji.
Aas qaran ayaa maanta lagu wadaa in loo sameeyo wasiirkii wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u Dhiska marxuum Cabaas Cabdullahi…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa degdeg ugu soo laabtay magaalada Muqdisho goor dhoweydna ka dgay Muqdisho, kadib dilka wasiirkii howlaha guud Cabbaas C/llaahi…
Hantii dhowrka guud ee Qaranka Nuur Faarax Jimcaale oo ilaaladiisa ay ka danbeysay dilkii wasiirkii howlaha guud ee Soomaaaiya Cabbaas…
