Browsing: Banaadir
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji.
Wasiirkii Howlaha guud iyo dib u dhiska xukuumadda Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Sheekh Siraaji ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho lagu weeraray wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Caawa fal dil ah ka dhacay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in howgal weyn uu ka socdo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dil ka geysatay magaalada.
Howlihii dowladda Federaalka ayaa isu bedelay diyaar garow shirka London ee arrimaha Soomaaliya ee 11-ka May dhacaya.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaXasan Cali Kheyre ayaa amar siiyay ciidamo ka tirsan nabadsugudda NISA oo howlgal ammaanka lagu sugayo…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed Gen, C/xakiin Daahir Saacid ayaa isku shaandheyn ku sameeyay taliyeyaasha saldhigyada degmooyinka Gobolka Banaadir.
Agaasimihii ugu horeeyay ee ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa la amray in la soo xiro kadib markii uu amray xeer…
Maareeyaha Cusub ee Hay’adda Saadaasha iyo Duulista Hawada Yuusuf Cabdi Cabdulle (Jaalle) ayaa maanta
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta dhagax dhigay wado cusub oo la dayac tirayo.
Qarax la doonayay in lagu khaarijiyo xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Saaka ayay ahayd markii ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM ay toogasho ku dileen darawalka gaari BL ah agagaarka Garoonka diyaaradaha…
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa shirkii toddobaadlaha ahaa ee maamulka Gobolka Banaadir u bedelay inuu qabsoomo habeenkii.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la toogtay nin waday Gaari looga shakiyay inuu qarax sida oo ku…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo bilaabay inuu bulshada soo dhex galo ayaa galabta la casiryeysatay qaar ka mida…
Waxaa 6-dii bishan April warbaahintu la shaacisay in Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Aadan Cabdi Ashkir, la bedelay oo la magacaabay maareeye cusub.
Faahfaahin dheeraad aha ayaa ka soo baxeysa sarkaal sare oo ka tirsanaa Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA
War hadda soo dhacay aya sheegayain dil toogasho ah uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
