Browsing: Banaadir
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Nabadsugidda ee NISA.
Iska hor imaad galabta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay dhalisay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa dib u sixid ku sameeyay magaca gobolka Banaadir ee uu dhowaan maamulkiisa la…
Shaqaalaha Gobolka Banaadir ayaa welwel kasoo wajahay mustaqabalkooda shaqo kadib markii la sheegay in guddi dabagal uu sameeyay guddoomiyaha cusub…
Guddoomiyaha Degmada XamarJajab ee Gobolka Banaadir ayaa baaq u diray Guddoomiyayaasha isaga la mid ka ah ee sugaya in xilka…
Isbedel weyn oo dhinaca beelaha ah ayaa lagu sameeyay maamulka Gobolka Banaadir iyadoo markii ugu horeysay guddoomiye ku xigeenada lagu…
Weerarro kala duwan oo sababa dhimash iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Weriyaha caanka ee dhinaca xayeysiinta iyo wacyi-gelinta bulshada C/llaahi Muuse Kalgacal ayaa muddo bil ku dhowaad ah u xiran mid…
Xilwareejintii ugu degdegta badneyd ayaa duhurnimadii maanta ka dhacday xarunta Gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta soo magaacabay guddoomiye ku xigeenada iyo xoghayaha Gobolka Banaadir.
Waxaa goor dhow lagu dhawaaqay guddoomiye ku xigeenada cusub iyo xoghayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya inay lasoo gabagabeeyay magacaabista guddoomiye ku xigeenada gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari qarax qabsaday uu geystay qasaare.
Koox hubeysan ayaa sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ku dilay galabta magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu Duhurnimadii maanta ka dhacay Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray murankii ka dhashay canshuurta ee dowladda Federaalka iyo Ganacstada…
Taliye cusub ayaa loo magacabay ciidamada ilaalada wadooyinka ee Muqdisho, taasoo ka mida isbedel weyn oo uu wado taliyaha ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye ka mida saxafiyiinta ka howlgala magaalada qarax loogu xiray Gaarigiisa.
Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku weeraray qof watay gaari nooca raaxada ah.
Wararka laga helay o magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka dil toogasho ah lagu fuliyay askari xukun dil ah hore…
