Browsing: Banaadir
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa wajahaya caqabadii ugu horeysay ee hoggaankiisa muddo ka yar 48 saacadood…
Guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta Qaaradda Afrika Maxamed Axmed ayaa goor dhoweyd soo gaaray magaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maqribnimadii caawa uu dil ka dhacay halkaasi.
Ra’iisal wasaaraha xukuumada soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay qaatay madaxda maamul goboleedyada hoosyimadaada dowladda…
Ciidamada ammaanka Muqdisho ayaa markii ugu horeysay maanta iska hor imaad dhex maray dabley Hoobiyeyaal ku riday xaafad u dhow…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya qarax miino uu ka dhacay degaanka Weydow ee magaalada Muqdisho.
DEGDEG: Gaari lagu qabtay Hoobiyeyaal oo Qarxay iyo Laba dabley oo la dilay [Wararkii ugu danbeeyay]
Ciidamada ammaanka dowladda Federalka Soomaliya ayaa dilay laba ka mida dabley wadatay gaari oo barqnimadii maanta Hoobiyeyaal ku garaacay xaafado u…
Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox goor dhoweyd hoobiyeyaal ku riday xaafada Ceelqalow ee degmada Wadajir,…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah ay goor dhoweyd ku dhaceen qeybo ka mida magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay si rasmi ah xilka ula wareegay.
Xafladda xil wareejinta guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa caawa ka socota xarunta Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Dabley bistoolado ku hubeysan ayaa caawa lagu qabtay magaalada Muqdisho, kadib markii ay toogasho ku dileen qof rayid ah.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ayaa maanta socod wareeg ah ku soo maray xarumaha gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa la kulmay Malaaqa Xamar Xamardaye Malaaq Cali Malaaq Maxamed.
Kulan hordhac ah ayaa maanta dhex maray Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha cusub ee dhowaan la magaaabay.
Jaamacaddda Jazeera oo ka mida Jaamacadaha waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa shaqadii ka saartay
Taliyaha cusub ee Booliska Soomaliya Gen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa xilalkii ka qaaday taliyeyaal ka tirsanaa ciidamada Booliska, isagoo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nabadoon caan ahaa maqribnimadii caawa la dilay.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa aksoo baxaya kiis ay ku lug yeesheen ciidamada AMISOM oo mid ka mid gaari ay waten…
