Browsing: Banaadir
MUUQAAL: Fowdo ku sigatay Gacan-ka-hadal oo hareysay soo dhoweyntii Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir
Fowdo, buuq iyo s barbar yaac aya hareeyay soo dhoweyntii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed oo maanta soo gaaray…
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed oo maanta Muqdisho lagu soo dhoweeyay ayaa baaq u diray shacabka Muqdisho.
GUddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhoweyd kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Wakiilka xoghayaha guud Q/Midoobay ee Soomaalia Micheal Keating ayaa war ka soo saaray weerarrada iyo qaraxyada sii kordhay ee magaalada…
Magaalada Muqdisho qeybo ka mida ayaa lagu wadaa beri laga xiro isu socodka dadka iyo gaadiidka, taasoo saameyn ku yeelaneysa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari Ugandes ah oo ka tirsanm ciidamada AMISOM la xiray.
Culimo Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka digay koox la baxday Saacidiin Bil-xaq oo dhowaan lagu…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa si weyn u difaacay xuquuqda Gobolka Banaadir isagoo sheegay in Baarlamaanka iyo dowladda ay dulsaaran…
Diyaargarow balaaran oo lagu soo dhoweynayo Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Axmed ayaa ka socda magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Amniga oo maanta ku dhawaaqday in la furayo wadooyinka xiran ee Muqdisho aya fulisay tallaabadii ugu horeysay.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer howlleed ku tagey Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho.
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay magacyada saraakiil ay sheegtay in lagu dilay weerarkii is-midaamminta
Ciidamo cusub oo Imaaraadku tababarray ayaa maanta dhoolatus weyn ku soo bandhigay xero ku taalla magaalada Muqdisho.
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen C/xakiin Daahir Saciid [Saacid] ayaa maanta xilka kala wareegay taliyihii hore Gen. Maxamed Sheekh…
Wasiirka Cusub ee Amniga Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa soo saaray amar ku saabsan isku socodka magaalada Muqdisho.
Qarax uu geystay nin is-miidaamiyaha ahaa oogalay saldhiga ciidamada ee Warshadda Nacnca magaalad Muqdisho ayaa geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax is miidaamin ahaa oo qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ka geystay…
Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa saaka ku qarxay agagaarka Isbitaalka Martiini, degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.
Rasaas xoog leh iyo hub culus ayaa caawa ka dhaceysa magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Trebuunka iyo agagaarkiisa.
