Browsing: Banaadir
Ku dhowaad 15 qof ayaa ku dhimatay qarax xooggan oo oo maanta ka dhacay meel u dhow wasaaradda gaashaandhigga ee…
Qarax is-miidaamin ahaa oo maaanta ka dhacay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah laga helay.
Qaraxii labaad ayaa maanta dhacay Magaalada Muqdisho, kadib qarax weyn oo is-miidaamin ahaa oo lala beegsaday kolonyo uu la socday…
Qarax weyn oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray saraakiil ciidamada xoogga oo socday meel…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo duq cusub ee Muqdisho ayaa ka hadlay xilka loo magaaabay iyo arrinta uu…
Weerar dil ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Taliyaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka Cabdilaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa maanta xilka kala wareegay.
Wasiirka cusub ee Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqadii ka joojiyay taliyaha saldhigga Afar-irdood ee booliska G/lle Dhexe C/qaadir Axmed Shire…
Taliyaha Saldhiga Xamarweyne ayaa ku gacan seyray xil ka joojin uu ku sameeyay wasiirka Amniga Gudaha oo ku xigeenkiisii u…
Dowlada Uganda ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, kuwaasoo bedelaya ciidamado ay shaqadoodii u dhammaatay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga Gudaha ayaa shaqada ka fariisiyay mid ka mida taliyeyaasha booliska degmooyinka…
Qeybta Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aan la yaab leh ka qaadatay qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho.
GO’AANO CULUS OO KA SOO BAXEY SHIRWEYNIHII BEESHA GALMAAX YOONIS EE KA SOCDEY MAGAALADA MUQDISHO.
Qasaaraha ka dhashay hoobiyeyaal maanta ku soo dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay.
Madaafiic maanta ku soo dhacday xaafado ka titan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa geysatay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda ayaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho u tegay…
Guddoomiyaha Cusub ee Gobalka Banaadir ayaa waxaa maanta loo magacaabay Taabit Cabdi Maxamed.
Waxaa goor dhow la shaaciyay in la magacaabay Maareyayaasha Dekadda iyo Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa magaalada Muqdisho u magacaabay nin ay saaxiibo dhow yihiin.
Dadka degmada Shangaani ayaa saaka xeebta Curuba ku arkay meydka nin la sheegay inay baddu soo tuftay.
