Browsing: Banaadir
Qarax ayaa caawa laga maqlay isgoyska KM 4 ee magaalada Muqdisho iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay labo diyaaradood oo shalay lagha dejiyay garoonka Wajeer ee Waqooyi Bari Kenya.
Qasaaraha Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sii kordhay.
Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqidsho ayaa sheegaya inuu caawa dab qabsaday guryo degaan oo ku yaalla degmada Kaaraan. Dabkan oo…
Wasiir ka tiran xukuumadda Britian ayaa dhowaan socdaal aan la shaacin oo qarsoodi ahaa ku yimid magaalada Muqdisho.
Dowladda Kenya ayaa durba jebisay heshiiskii ku saabsanaa in diyaaradaha ka taga magaalada Muqdisho ay ka degaan Nairobi.
Diyaaradda xamuulka shiradda Turkish Airline ayaa bilowday daabulka deeq ay soo iibiyeen koox isugu jirta ciyaaryahanno, jilayaal iyo shaqsiyaad caan…
Wasiirka cusub ee Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) ayaa shaaciyay inuu qorshe cusub u dejiyay sugidda amniga caasimadda Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen saraakii ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Boorsaani) ayaa bilaabay ololeyaal is daba joog ah iyo waxqabad aan looga baran si…
Dil naxdin leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii kooxo bistoolado ku hubeysan haweeney.
Xaflad lagu soo dhoweynayo wasiirka cusub ee wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Weriye Hanad Cali Guuleed oo maanta ay sii daayeen koox afduub u geysatay shalay ayaa la sheegay inay jirdil u…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa guddoomiyaha Gobolka Banaadir ku wareejiyay 52 Gaari oo waaweyn iyo Warshadaha dhismaha oo…
Maamulka degmada Afgooye ayaa sheegay inay gacanta ku hayaan dabley afduubatay weriye ka howlgala magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in la sii daayay weriye ay shalay affuubteen kooxo hubeysan.
Weerar koox hubeysan ku qaaday mas’uul ka tirsan wasaaradda Maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa saaka ka dhacay magaalada Muqdisho.
