Browsing: Banaadir
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dab qabsaday mid kamida suuqyada waaweyn ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya inuu…
Idaacadda Goobjoog FM ee magaalada Muqdisho ayaa war ka soo saartay qaabka loo afduubtay, faahfaahin ku saabsan xaaladaha ku wareegsan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weriye ka howlgala mid ka mida idaacadaha Muqdisho lagu afduubay duleedka magaalada.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu maanta Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku geeriyooday xildhibaan hore
Ciidamada Booliska iyo nabadsugidda (NISA) ayaa howlo samafal ah oo loogu gargaarayo dadka abaaruhu soo barakiciyeen ka fuliyay duleedka Muqdisho.
Kulan aya magaalada Muqdisho isugu yimaadeen ururrada bulshada ee Gobolka Banaadir ayaa laga soo saaray baaq ku socda dowladda Federaalka Soomaaliya.
Duuliye ka tirsan shaqaalaha Q/Mdoobay ayaa lugtiisa ku waayay kadib markii uu soo weeraray Yaxaas badeed xeebta Badweynta India ee…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa hoobiyeyaal maanta duhurnimadii lagu soo weeraray xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic hoobiyeyaal ah lagu weeraray xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada…
Kooxo hubeysan ayaa saaka magaalada Muqdisho ku dilay nin ka mid ahaa ilaalada suuq ku yaala caasimada.
Markab weyn oo nooca xamuulka ah ayaa qarka u saaran inuu ku caariyo Badda kadib markii uu kusoo xiran waayay…
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Kenya ayaa garoonka diyaaradaha Jomma Kenyatta ee Magaalada Nairobi ku soo dhoweeyay duulimaadkii ugu horeeyay ee toos…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd Daah-furay Duulimaadkii ugu horreeyey ee toos ah magaaloyinka Muqdisho & Nairobi.
Askari ka tirsan ciidamada nabadsugidda NISA ayaa caawa lagu dilay, mid kalena waa lagu dhaawacay weerar koox hubeysan ku qaaday…
Laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa galabta ku dhintay degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho kadib markii la sheegay inay rasaas…
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta hadal heysay digniin iyo diidmo ka timid beelaha ku abtirsada Wacbuudhan Abgaal kala hortageen dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askri ka tirsan ciidamada dowladda uu fal dil ah oo naxdin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xalay saqdii dhexe kadib ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyay qasaare dhimasho ah.
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa soo saartay war ay ku sheegtay inay sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda ee NISA…
