Browsing: Banaadir
Kooxo hubeysan ayaa askari ka tirsan ciidamada dowladda galabta ku khaariyay suuqa wey ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa furay wado dayactir lagu sameeyay oo dib loo furay maanta.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarixii labaad oo ah nooca lagu xiro Gawaarida uu ka dhacay magaalada.
Qarax lagu soo xiray Gaari ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Debka, Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho sida ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd toogasho lagu dilay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Wadajir ee…
Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo…
Qarixii labaad ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agaagaarka Hotel Naasa-hablood II iyo Taaladda Daljirka Dahsoon.
Wararaka laga helayo magaalada ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay xaafadda Seybiyaano degmada Hodon ee magaalada Muqdisho . Qaraxa ayaa la…
Dowladda Mareykanka ayaa gaadiid ciidan oo gaaraya 16 ku wareejiyay cidiamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya.
Bannaanbax lagu taageerayo xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyrre aya maanta ka socda magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay booqday dhaawacyada ku waxyeeloobay qarixii shalay ka dhacay magaalada Muqudish oo la…
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay inka badan 10 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax loo adeegsaday gaari…
Qarax weyn oo laga maqlay magaalada caasimadda ah ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka dhacay Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar aydabley Hubeysan xalay ku qaadeen Xaruunta Wasaarada Gaashaandhiga EMagaalada Muqdisho.
Fal khaarijin ah ayaa maqribnimadii caawa maqribkii ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii kooxo hubeysan ay weerar geysteen.
Xildhibaan Huda Axmed Cali oo ka tirsan Baarlamaanka Federalka ayaa sheegtay in suldaanka beesheeda uu ka danbeeyo warar laga faafiyay…
Weriye ka tirsan saxafiyiinta ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa lagu dhaawacay maanta magaalada.
Guddoomyaha cusub ee Midowga Afrika Moussa Faki ayaa maanta tegaya magaalada Muqdisho.
Fannaanka caanka aha ee Nimcaan Hilaac ayaa xabsiga la dhigay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.
