Browsing: Banaadir
Dagaal xalay ka dhacay degaanka Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay Amiir ka tirsan kooxda Alshabaab.
Dagaal toos ah ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dhex maray maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab iyo ciidamada ammanka dowladda.
Howlgallo ballaaran oo ay wadaan ciidmada NISA ayaa caawa ka socda magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho in fal toogasho ah uu caawa maqribnimadii ka dhacay magaalada.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday inay dalka ka masaafurisay muwaadiniin Kenyaati ah oo sharci darro ku joogay dalka.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa weerar Bam lo adeegsaday lagu qaaday guriga gudoomiyaha degmda Hodon ee…
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Jen. C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee ka sii dareysa…
Laami baaba’ay oo isu badaley godod biyo fariisan ah, baalle jabey iyo mid qaloocan, fiilo go’dey oo dhulka daadsan, geed…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa amarro culus ku soo rogay shirkadaha Gobolka Banaadir ee bixiya adeegyaa Korontada iyo Biyaha.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay suuqa weyn ee magaalada ku khaahirijeen nin ganacsade ahaa.
Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaanada federaalka, horena u soo noqday agaasimaha hay’adda NISA ayaa ka deyriyay xaaladda ammaanka magaalada…
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka oo uu horkacayo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta salaad roobdoon ah ku tukaday…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galaya isu soo bax iyo salaad roobdoon ah oo hadda ka…
Askari ka tirsan ciidamada milateriga oo sheegtay inuu ka hortegay Gaari Mini Bus ah oo lagas oo buuxiyay waxyaabaha qarxa…
Qaraxyo iyo rasaas ayaa caawa laga maqlay meelo ka mida caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay warar ka duwan kuwii laga qoray qarixii maanta lala beegsaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox dabley ah ay saaka toogasho ku dileen oday waayeel ah.
Weerar culus oo is-miidaamin ah ayaa maanta lagu qaaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
Faafhaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax la beegsaday Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax aad u culus uu ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
