Browsing: Banaadir
Xukun kama dambeys ayey Maxkamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ka gaartay eedeysanayaashii loo heystay weerarkii dadka badani ay…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay xubno ka socday saxafiyiinta Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah uu ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Weerar Ban iyo weerar kale oo khaarijin ahaa ayaa galabta iyo caawa ka kala dhacay magaalada Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya oo gadoodsan ay xireen mid ka mida wadooyinka…
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarkii ugu muhiimsanaa soo saaray, kaasoo ku saabsan dhulka hantida guud.
Waxaa saaka qarax gaari ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Ceelgaabta.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in gaari uu watay weriye sawir-qaade ah oo ka tirsan Telefishanka Universal uu ku qarxay…
Weriye ka tirsan Warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay sawirro ku saabsan jirdil uu sheegay inay kula kaceen ciidamo ka tirsan kuwa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar madaafiic hoobieyeyaal ah oo maanta lagu qaaday xerooyin ku yaala magaalada Muqdisho.
Dekadda magaalada Muqdisho oo ah tan ugu ballaaran ee dalka Somalia kana soo gegaan badeecadaha inta badan ee gobolada dalka ayaa waxaa…
Taliyaha Booliska gobolka Banaadir Col. Bishaar Abshir Geedi ayaa amar cusub kasoo saaray xaaladda ammaanka Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay fal khaarijin ah oo lagu dilay askari ka tirsan…
In ku dhow boqol qof oo Soomaali ah, lagana soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta laga soo dejiyay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil toogasho uu caawa ka dhacay magaalada.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed ee xilka sii heysa ayaa soo saaray qoraal uu waxba kama jiraan…
Xoogsato careysan ayaa maanta bannaanbax ka dhigtay iridka madaxtooyada magaalada Muqdisho ee Villa Somalia.
Doorasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa guddoomiye cusub loogu dooray Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed.
Dowladda Federaalka ayaa shaacisay in Gaas halis ah laga isticmaalayay dalka Soomaaliya muddo 7 sanadood ah.
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka Turkiga u qaaday saddex qof oo ka mida qoysaskii ay waxyeelada kasoo gaartay hoobiyayaal lagu garaacay…
