Browsing: Banaadir
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay mid ka mida laba mun oo ka danbeeyya qaraxyadii mataanaha ahaa ee Isniintii ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa xabsiga dhigay 9 qof oo lagu tuhunsan yahay inay ku lug lahaayeen qaraxii lagu xiray gaari…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya inuu qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada.
Waxaa la helay muuqaalka gaariga qarixii ugu weynaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxyo mataano ah oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay burbur xoog leh oo agaray dhismooyin ku dhowaa garoonka…
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa faafisay Muuqaal ay duubeen kaamerooyinka CCTV oo ku saabsan qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho.
Wararkii ugu danbeeyay Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay agagaarka Garoonka iyo Xerada Xalane ee Muqdisho
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo is xigtay oo maanta Duhurnimadii lala beegsaday bar ciidan iyo hotel ku…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qaraxyo xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa ciidamada ilaalada Madaxtooyada lagu dilay toogasho.
Waxaa Xarunta Shacabka ee Magaalada Muqdisho maanta lagu dhaariyay 15 xildhibaan oo cusub oo ay ka mid yihiin xubno hore…
Qarax lagu xiray gaari uu watay nin ganacsade ah ayaa saaka ka dhacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Ciidamada nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa shaaciyay ninkii ka danbeeyay qarixii 11-ka bishan lala beegsaday Dekadda magaalada Muqdisho.
Warar laga helay saraakiisha ammaanka ayaa sheegay in la qabtay Darawalkii waday gaarigii lagu qarxiyay Dekadda magaalada Muqdisho 11-kii Bishan…
Qarax ay dhalisay Miino lagu aasay Isgoyska mashquulka badan ee Howl-wadaag, Gobolka Banaadir ayaa si dirqi ah looga badbaaday, kadib…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dil toogasho ah oo lagu khaarijiyay laba qof uu goor dhoweyd ka dhacay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa hakiyay isu soo bax lagu waday inuu maanta ka dhaco magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka hor yimid xubnaha lagu kordhiyay Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ka digtay in dabaaldeg loo sameeyo Maalmaha Ciida Kirishtaanka ee loo yaqaan Christmas-ka.
Qarax xoog leh oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Dhulkii danta guud ku yaala galbeedka fagaaraha Trebuunka ayaa la sheegay in la iibiyay kadibna lagu galay doorashadii dhismaha maamulka…
