Browsing: Banaadir
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bilaabo qaadista dhagxaanka lagu gooyay inta badan wadooyinka Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday bar ay ciidanka ku leeyihiin Ex. Koontarool Afgooye…
Qof is-miidaamiye ah ayaa ku dhintay, saddex kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax ka dhacay maanta magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliye ka tirsan Booliska Gobolka Banaadir uu si la yaab leh uga…
Qarax is-miidaamin ahaa ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay qasaare kala duwan.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho uu ka dhacay qarax xoog leh oo laga maqlay caasimadda. Qaraxan…
Laba qof oo shaqaale ah ayaa ku dhintay Kaawo ku duntay oo ku taalla degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Wararkii ugu danbeeyay ee qaraxa ka dhacay Dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in qasaaraha qaraxa ay sare u kacday.
Ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhintay in ka badan 15 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax weyn oo…
Wararka hadda laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa goor dhoweyd weerar lagu qaaday guriga Guddoomiyihii hore ee degmada Wardhiigley…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka Somalia ee NISA, ayaa soo bandhigtay Sawirada Qaraxii maanta ka dhacay degaanka Siinka dheer…
Wararka laga helayo duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari miineysan oo la doonayo in qaraxyo lagu geysto uu galay magaalada…
Qarax is miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha ayaa goor dhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee General Maxamuud Maxamed Guuleed oo ahaa Talliyihii hore ee…
Shirkadda Albeyrak oo dalbatay dib u eegista Heshiiska Qarsoodiga ee ay ku maamusho Dekadda Muqdisho
Madaxweynaha xilak sii haya ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib u eegis lagu sameynayo heshiisyada dowladiisu la…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mid ergada dooratay xildhibaan C/laahi Goodax Barre toogasho lagu dilay.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee xilka sii haya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa ka hor yimid Ceymis lagu soo rogay Gaadiidleyda…
Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Beelaha Banaadiriga ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa iska fogeysay Qoraal ka soo baxay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo ku eedeeyay…
