Browsing: Banaadir
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa hakiyay Canshuur qaab ceymis ah la doonayay in lagu soo rogo oo ay ka hor yimaadeen…
Hanti dhowraha guud iyo Garyaqaanka Guud ee dalka ayaa sharci darro ku tilmaamay ceymis qasab ah oo lagu soo rogay…
Gaadiidka dadweynaha ee BL-ka magaalada Muqdisho ayaa saaka ku dhaqaaqay shaqo joojin iyo bannaanbax ay uga cabanayaan ceymis qasab ah…
Arday ka mida ardayda dhigata jaamacadda SIMAD ayaa qoraal xiiso leh ka qoray wixii maanta ka dhacay Jaamacadda markii dabley…
Koox dabley ah ayaa maanta weerar ku qaaday xarunta ugu weyn jaamacadda SIMAD ee jidka warshadaha, magaalada Muqdisho.
Waxaa la soo bandhigay muuqaalka ninkii ka dambeeyay qarixii shalay ka dhacay suuqa Beerta ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo maanta lagu qarxiyay suuq ku yaala magaalada Muqdisho ayaa keenay inay ku dhinteen…
Qarax aad u xoogan oo ismiidaamin ah ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Koox dabley ah ayaa caawa weerar ku qaaday hotel ku yaala magaalada Muqdisho, halkaasoo qasaare dhimasho iyo dhaawacba uu ka…
Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Daaci) ayaa ku eedeeyay maaulka Gobolka Banaadir inay lacagtii canshuurta doorasho u…
Qarax lagu soo xiray gaari ayaa ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Maanabooliyo ee degmada Shibis.
Fal lagu dhacay xarumo ganacsi oo fara badan ayaa xalay ka dhacay Suuqa ugu weyn ee magaalada Muqdisho oo ah…
Xaflad si degdeg ah loo soo qabanqaabiyay kana dhacday xarunta Degmada Waaberi ayaa xilka looga wareejiyay Gudoomiyihii degmada Xaawo Maxamuud Cali.
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa guddoomiye cusub u magacaabayMaxkamadda Gobolka Banaadir.
Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Xilkii looga qaaday Guddoomiyaha degmada Waabari Xaawo-kiin Maxamuud Cali.
Laba askari oo ka mida ciidamada Booliska ayaa lagu dilay tiro kalena waa lagu dhaawacay Soomaaliyeed Qarax Miinodegmada Xamar weyne…
Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya ayaa la sheegay in shaqada laga joojiyay kadib markii lagu soo eedeeyay shaqo gudasho la’aan.
Qarax ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh.
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa xilkii shaqo ka joojiyay Gudoomiyihii Maxkamada ee gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur.
