Browsing: Banaadir
Dadka Muqdisho ayaa maanta arkay mucjiso rabbaani ah kadib roob xoog leh oo ka socday caasimadda. Xaafada Xalane Degmada Wadajir…
Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Air Djibouti ayaa markii ugu horeysa maanta soo caga dhigatay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Isu soo bax lagu tukaday Salaad roobdoon ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Ganacsatada iyo dadweynaha Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho ee Bakaaraha ayaa ka cabanaya falal dhac hubeysan ah oo ku soo kordhay…
Muuse Suudi Yalxow ayaa ka hadlay xuquuqda Gobolka Banaadir iyo maqaamka ka maqan ee keenay inuu xubno ku yeelan Aqalka…
Wararka laga helayo magaalada Mudisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nabadoon caan ah.
Waxaa 24-kii saac ee ugu danbeeyay aad loo hadal hayay shirkad lagu magacaabo Sahal Hospitality Services, oo bilowday in Basas lagu qaado…
Jaamacad loogu magac daray Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Erdogan ayaa maanta laga furay Magaalada Muqdisho.
Koox dabley ah oo ku hubeysan qoryaha fudud ayaa maanta fal afduub ah ka geystay suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar is-miidaan ah oo caawa lagu qaaday bar koontarool oo laga ilaaliyo xarunta madaxtooyada…
Qarax xoog leh oo is-miidaamin ah ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Taliska Booliska ayaa amarro cusub ka soo saaray xaaladda ammaanka magaalada Muqdisho xilli la isu diyaarinayo doorashada 2106.
Ciidamada ammaanka garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay lacag ay leedahay mid ka mida shirkadaha Xawaaladaha Soomaalida oo si…
Midowga Yurub oo ka mida ururada sida weyn ugu lug leh arrimaha Soomaaliya ayaa soo safiir cusub u soo magaaabay Soomaaliya.
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu xusaayay Maalinta Caalamiga ah ee dhameynta la Xisaabtan la’aanta Xad gudubyada loo…
Ciidamada Ammaanka ayaa soo bandhigay laba dhalinyaro dabley ay oo galabta nin oday ah ku dilay degmada Wadajir ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in oday nabadoon ah toogasho lagu dilay.
Imaaraadka Carabta ayaa war kasoo saartay wadahadal magaalada Abu Dhabi uga socday madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland.
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in xubno Alshabaab ka tirsan lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.
Magaalada Muqdisho oo muddooyinkii ugu danbeeyay wadooyinkeeda isu bedeleen kuwo intooda badan lagu xiran markii jawaano ciid ah iyo shub…
