Browsing: Banaadir
Waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho xeer ilaaliye ku xigeenka Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo hore loogu dhaawacay weerar.
Idaacadda Shabeelle ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ee Shabeelle ayaa qarxisay dagaal warbaahineed cusub oo ay lid ku ah Taliyihii…
Madaxweynaha xilka sii haya ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay dib udhis lagu sameeyay wadadda Wadnaha ee magaalada…
Waxaa caawa maqribnimadii ay kooxo hubeysan ku dileen magaalada Muqdisho sarkaal ka tirsanaa ciidamada xoogga Dalka.
Haweeney ka tirsan ciidamada Booliska ayaa maanta loo dalacsiiyay darajada Gaashaanle sare, iyadoo noqotay mid ka mida haweenkii ugu sareeyay…
Ciidamo dhaawac ah oo ka tirsan kuwa milateriga Soomaaliya oo hore ugu dhaawacmay qaraxyo iyo dagaallo gobollada Koonfureed ayaa loo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada NISA toogasho lagu dilay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Dowladda Turkiga ayaa deeq ka kooban Laba Bas ku wareejisay taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay oday dhaqameed caana oo da’a ah, kadib markii koox hubeysan ay toogteen.
Ciidamada nabadsugidda Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay weriye ka tirsan Telefishanka Aljazeera qeybtiisa Ingiriiska.
Ciidamada Nabasugidda Soomaaliya ee NISA ayaa la sheegay inay xabsiga dhigeen weriye ka tirsan Telefishanka Aljazeera oo shaqaale kale oo…
Tifaftiraha Wargeyska Xogogaal ee magaalada Muqdisho Cabdi Aadan Guuleed ayaa caawa laga sii daayay xabsiga NISA ee magaalada Muqdisho kadib…
Ciidamada Nabadsugidda NISA ayaa albaabada isugu dhuftay Xarunta Wargeyska Xog-ogaal ee magaalada Muqdisho iyadoo xabsiga dhigtay tifafrihii Wargeyskaasi.
Laba ka mida saddex nin oo ka tirsaneyd Alshabaab ayaa ku dhintay Miino ay ku aasayeen Isgosyaka Ex Ex-control Balcad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu ku qarxay magaaladaasi gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Madaafiic Caawa lagu weeraray degmada Wadajir ee gobolka Banaadir, gaar ahaana agagaarka Garoonka Diyaaradaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal ah caawa lagu garaacay qeybo ka mida Muqdisho.
Shil naxdin leh ayaa galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii nin darawal ah oo watay gaari yar uu jiirsiiyay…
Kooxo hubeysan ayaa Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Nabaddoon Xasan Caddaan oo ka mid ahaa odayaasha magaalada Muqdisho.
