Browsing: Banaadir
Dowladda Talyaaniga ayaa qalab ciidan oo ka kooban Katiinada Maxaabiista lagu xiro, Koofiyado iyo Gaashaanka looga hortago dibad-baxyada iyo dhar kooban ku…
Ganacsatada Muqdisho ayaa si weyn uga carooday hanjabaad iyo aflagaado kasoo gaaray xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir.
Iyadoo ay sii kordhayaan falalka weerarada iyo Bambaanooyinka ka dhacaya magaalada Muqdisho ayaa weerar kale lagu qaaday xaafadda suuqa xoolaha…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed Gen. C/llaahi Gaafow Maxamed ayaa beeniyay eedeyn loo jeediyay ilaalada Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada Nabadsugidda ay qabteen haweeney hubeysan.
Allaha u naxariistee waxaa dadkii xalay ku geeriyooday weerarkii Baarka Banadir Beacha ka mid noqday Maamulihii Isbitaalka Somali-Germany ee magaalada…
Milkiilaha Banadir Beach Restautant C/risaaq Maxamed Jimcaale ayaa sheegay in ciidamada ilaalada Safaaradda Turkiga ay rasaas ku fureen dadkii ka…
Ciidamada Ammaanka ayaa soo gababageeyay weeerarkii dabley Alshbaab ah ku qaadeen Baarka Banaadir Beach ee xeebta Liido, degmada C/casiis ee…
Ninkii waday gaarigii lagu qarxiyay Hotelka Banaadir Beach ayaa ka badbaaday is-qarxintii iyadoo dhaawacyo culus ka gaareen dhinaca madaxa.
Ciidamada Nabadsugidda magaalada Muqdisho ayaa ayaa nolosha ku qabtay mid kamid ah Dablydii weerarka ku qaaday Baarka Banaadir Beach, ee Degmada Cabdicasiis,…
Iyadoo uu socdo howlgalkii Banadir Beach Restaurant ee xeebta Liido oo ay caawa weerar ku galeen dabley Alshabaab ah ayaa la…
Wasiirka Amnniga xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa amar degdeg ka soo saaray howlgalka ka socda Baarka Banaadir ee Xeebta…
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaara magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar ay kooxo hubeysan ku qaadeen Banadir Beach…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qaraxyo waaweyn laga maqlay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta aas Qaran loogu sameeyay xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya magaalada Muqdisho Marxuum Sareeye Guud Gen. Maxamed Cali Samatar oo…
Qabanqaabo aas qaran loogu sameynayo madaxweyne ku xigeenkii dowladii Milateriga ahayd ee Soomaaliya ayaa maanta ka socota magaalada Muqdisho.
Weerar is khaarijin ah ayaa maanta ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhex maray koox dabley ah iyo askar…
War laga helay magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay goor dhoweyd toogasho ku dileen sarkaal sare oo ka…
Guddoomiyaha Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir Axmed Muumin Maxamed ayaa la sheegay inuu diiday qorshe lagu doonayay in xilka looga…
Qof rayid ah ayaa ku dhintay, saddex askari oo ilaalo u ahaydna dhaawacyo ayaa ka soo gaaray weerar bambaanooyin loo…
