Browsing: Banaadir
Weerar loo adeegsaday Banbaanooyin ayaa caawa lagu qaaday guri uu degan yahay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa.
Faahfaahin dheeraad ah ay ka soo baxdays Kolonyo ay leeyihiin ciidamada AMISOM ah oo midkood shil la galay gaari BL…
Taliyaha Booliska Degmada Dharkenley Jimcale CabdI Maxamed, iyo askari ka tirsan ciidamada Booliska AMISOM ayaa lagu dhaawacay
Ganacsadaha caanka ah ee Xaaji Abuukar Cumar Caddaan ayaa saxaafadda la hadlay markii ugu horeysay muddo sanado ah isagoo ka…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in Teesaraha (kaarka aqoonsiga) ee maamulkiisu ku soo rogay dadka Muqdisho uu…
Madaafiic maanta lagu weeraray xarunta wasaaradda gaadiidka ayaa geystay qasaare dhaawac saddex qof iyo gaadiid badan oo ku bas beelay.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaafiic dhowr ah ay ku soo dhaceen qaar ka mida xarumah dowladda…
Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka Dr. Nuur Jimcaale Faarax ayaa sharci darro ku tilmaamay Teesaraha Minishiibiyo ee dhowaan ay soo…
Nin dhalinyaro ah oo reer Muqdisho ah, da’diisuna lagu sheegay 25 sano jir ayaa maanta ku geeriyooday Warta Siigaale ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Nabadsugidda magaalada Muqdisho ay caawa xoog ku galeen xarunta Idaacadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Waxa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday arrin cusub oo ah in haro ay biyo fariistaan oo ku taalla xaafadda Siigaale ee…
Kadib qoraalkii kasoo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo lagu joojiyay banneynta dhul ku yaala degmada Hodon…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho,Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa difaacay lacagta Kaarka aqoonsiga ee lagu soo rogay inay qaataan dadka…
Wasiirka Arrimaha Gudaha SoomaaliyaC/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa faragelin ku sameeyay dhul la isku heyso oo ku yaalla degmad Hodon ee…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa isku shaandheyn lagu sameynayo guddoomiyeyaasha Gobolka Banaadir ka bilaabay degmooyinka Xamarweyne iyo Shangaani oo maanta xilalka…
Waxaa Allaha u naxariistee maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Duqii magaalada Muqdisho Axmed Muude Xuseen oo ka mid ahaa mas’uuliyiinta…
Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka Nabadsugidda NISA ay gacanta ku dhigeen
Raashin gargaar ah oo dowladda Masar ugu deeqday Soomaaliya ayaa fadeexad ku soo baxday kadib markii raashinkaasi la furay Konteenaradii…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax caawa fiidkii dhacay agagaarka Saldhiga Degmada Waaberi Magaalada Muqdisho.
