Browsing: Banaadir
Suuq casri ah oo wax waliba u dhan yihiin,, noociisuna ku cusub yahay Muqdisho (Muqdisho Mall) ayaa si rasmi ah looga…
Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Bishaar Abshir Geeddi ayaa shaaciyay in qorshe cusub oo dhinaca amniga ah loo diyaariyay magaalada…
Guddoomiye waaxeed ka tirsan degmada Shibis ee Gobolka Banaadir ayaa goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Odayaasha beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay inay ka dhammaatay rajadii ay ka qabeen in Gobolka Banaadir xubno…
Weerar loo adeegsaday Bambada gacanta laga tuuro ayaa caawa lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliyaoo ku sugnaa Dharkeenleey ee…
Shirkii ugu danbeeyay ee Madasha Qaran ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa noqday kii ugu go’aano yaraa inta la shaaciyay, iyadoo…
Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Janeral Cabdulaahi Gaafow Maxamud Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyed Bashiir Maxamed Jaamac, Gudoomiyaha Gobalka Banaadir
Amar ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa lagu sheegay in dadka magaalada Muqdisho
Dowladd Soomaaliya ayaa si degdeg ah Shahaadooyinkooda u siineysa Ardaydii Dugsiyada Sare ee gashay Imtixaanka dowladda, sida uu shaaciyay Wasiirka Waxbarashada…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegtay inay ka dambeysay weerarkii Bambaane ee xalay lagu qaaday Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan…
Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhimatay, saddex kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray qaraxyo ka dhacay maanta degmada Dayniile ee magaalada…
Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xasan Nuux ayaa caawa ka badbaaday qarax Bam oo lala beegsaday gaari uu…
Qarax ka dhashay bam gacmeed lagu tuuray goob u dhow Hotelka Maka Almukarama ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho ayaa dhaliyay…
Wararka hadda naga soo gaaraya degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo ku lebisan dareyska milateriga dowladda Soomaaliya…
Shirka madaxda Soomaalida uga socda magaalada Muqidsho oo lagu wado in maanta la soo gabagabeeyo ayaa lagu heshiiyay qodob muddo…
Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa go’aansaday in la dhiso maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe, iyadoo dib loo bilaabayo shirkii magaalada…
Hal askari ayaa ku dhintay laba kalena waa lagu dhaawacay Bam lagu weeraray Guriga taliyaha howlgalinta NISA Aadan Maxamed Cumar ee…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale dhaliilay qaabka ay ciidamada Ammaanka Magaalada Muqdisho
Saraakiisha ciidamada Booliska ayaa sheegay in caawa la qabtay gaari kale oo ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa,
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax uu sababay Gaari Waxyaabaha miineysan oo caawa ku qarxay,
