Browsing: Banaadir
Waxaa lagu arkaa inta badan goobaha ay ka dhacaan qaraxyada ee is-miidaamiyeyaashu Shabaabka naftooda ku haligaan
DAAWO VIDEO: Weriye Catoosh oo video argagax leh iska duubay qaraxyadii CID-da,
Wasiirka Amniga gudaha Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada ammaanka
Waxaa soo baxaya sawiradii ugu horeeyay ee weerarada mataanaha ah ee lagu qaaday xarunta Dembi baarista
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax weyn gilgilay bartamaha magaalada Muqdisho.
Koox ka tirsan ciidamada Booliska Kenya ayaa yimid magaalada Muqdisho iyadoo ku biiraya ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan caasimadda.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan aya caawa Degmada Kaaran
Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa natiijada Imtixaanka Qaran ee ay Wasaarradda Waxbarashada ay qaaday sanad dugsiyeedka 2015-2016.
Dhalinyaro boqolaal ah ayaa loo qoray inay ka mid noqdaan ciidamada Booliska Soomaaliyeed,
Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Banaadir ayaa ku hanjabay inay la xisabatami doonaan siyaasiyiinta ugu sareeya
Hoyga uu degan yahay Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa
Guddoomiyaha Degmada Dayniile Axmed Nuur Cali Siyaad ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacday
Muran ayaa ka taagan cidda ka hadli karta arrimaha ammaanka iyo qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho
Kooxda Alshabaab ayaa baahisay wareysi lala yeeshay Ex. Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado)
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa xalay shaaciyay inay qabteen Gaari
WAR-SAXAAFADEED Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating,
Wadaniyaal ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyay in Diyaaradda Turkish Airlines ee saaka ku sugneyd Garoonka Caalamiga ee…
In ka badan 13 ruux oo u badan askar shirkad ammaanka UN-ka qaabilsan ayaa ku geeriyootay qarax weyn oo saaka…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa cambaareeyay weerarkii lagu bar tilmaameedsaday xarunta fadhigiisa ee magaalada Muqdisho.
