Browsing: Banaadir
Wasiirka Amniga Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa xaqiijiyay in tirada dhimashada
Xaaladda ayaa hadda degan, kadib qaraxyadii mattaanaha ahaa ee ka dhacay laba goobood laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ee xigta…
Laba qarax oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala beegsaday laba jid-gooyo oo laga galo garoonka…
Qaraxyo waaweyn ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo laga maqlay guud ahaan magaalada Muqdisho.
Isbitaalka DEVA ee Muqdisho albaabada ayaa loo laabayaa waxaana Qalabkiisii oo lagu wareejinayaa Isbitaalka Ordogan (Digfeer)
Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inay la wareegtay Dugsiyadii waxbarasho iyo Isbitaalka DEVA
Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegay inay qabteen gaari nooca raaxada ah NOAH oo laga soo buuxiyay
Qarax xoog leh ayaa ruxay Magaalada Muqdisho, waxaana qaraxu ka dhacay Wadadda mashquulka badan ee Maka Almukarama, agagaarka hotel Weheliye.
Duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale
Xulka maamulka Jubbaland ayaa u soo baxay ciyaarta kama dambeysta fiinaalka ee koobka maamulada dalka,
Dhaqaatiirta iyo shaqaalihii Turkiga ee ka shaqeynayay oo dowladda Soomaaliya ay toddobaadkii hore u qabatay
Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee magaalada…
Gaari ay leeyihiin ciidamada AMISOM ayaa agaagarka Isgoyska mashquulka badan ee Zoobe magaalada Muqdisho
Ciyaartii ugu xiisaha badneyd inuu bilowday tartanka Koobka maamulada dalka ayaa galabta ku dhex maray garoonka Konis Stadium
Ciidamada Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa soo bandhigay rag lagu soo qabtay fal burcadnimo ah oo ay ka wadeen xaafado
Weriyeyaal muddo ka badan 48 saacadood ah ku xirnaa magaalada Muqdisho ayaa la sii daayay, iyadoo xoriyadooda dib u helay.
War xog ogaal ah ayaa sheegaya in Hay’ado iyo shirkado Turki ah laga saarayo magaalada Muqdisho
Bannaanbax looga horjeedo afgembiga dhicisoobay ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa looga dhawaaqay inuu ka dhacayo magaalada Muqdisho.
Ciyaartii furitaanka Koobka maamul goboleedyada dalka ee maanta dhacday Garoonka Koonis Stadium ee magaalada Muqdisho
Odayaasha, waxgaradka Beelaha Hawiye oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray qoddobo ku saabsan xaaladaha uu dalku ku sugan yahay…
