Browsing: Banaadir
Milkiilaha hotelka Maka Al-Mukarrama Gurey Xaaji Xasan ayaa si kulul u beeniyay war kasoo baxay afhayeenka Gobolka Banaadir
Shir weyn oo ay soo abaabuleen, waxgarad iyo qeybaha bulshada beelaha Hawiye ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho iyadoo looga…
Abwaan Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure oo ah agaasimaha iyo milkiilaha Radio Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa soo bandhigay muuqalka taliyaha saldhigga…
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa caawa gacanta ku dhigtay hub iyo Gaari noociisu yahay Kaarib, kaas oo laga soo…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhoweyd ciidamada Nabadsugidda ay degaanka Ceelasha Biyaha
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa yeelanaya Gole Degaan kadib markii uu meesha ka baxay Golihii ugu horeeyay ee degaan oo Gobolka…
Qarax ayaa goor dhoweyd lala beegsaday Saldhigga Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, kadib markii miino la dhigay dhinaca danbe saldhigaasi…
Diyaarad nooc wax basaasa ah oo aan hore loo arag nooceeda ayaa galabnimadii maanta kusoo dhacday xaafadda 1-da Maajo ee…
Diyaarad noocaca wax basaaso ah ayaa goor dhaw ku soo dhacday magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.
Bannaanbax weyn oo ay soo abaabuleen culimada waaweyn ee magaalada ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo looga soo horjeedo qaraxyadii dhowaan…
Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa sheegay inuu isagu qabo in in Magaalada Muqdisho laga Mamnuuco Tugtugta…
Laba sarkaal oo ka tirsan saraakiisha ciidamada Booliska Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa qirtay in maamulkiisu ku guuleysan waayay xakameyta Hubka ee magaalada Muqdisho lagu dhex…
Qeybaha kala duwan ee Culimada Soomaaliyeed ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay Bannaanbax weyn oo ka dhaca caasimadda,…
Mid kamida odayaasha Dhaqanka ee ka mida Odayaasha 135 xubnood ee soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee 2016 ayaa ka…
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Howlgal ay ka sameeyeen Masjid ku yaala degmada Yaaqshiid ee Magaalada Muqdisho kusoo qabtay Huba lagu…
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sideed qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday bam…
Haweeney muddo 20 sano ka badan Guri ay lahayd looga heystay magaalada Muqdisho ayaa maanta la ilmeysay kadib markii lagu…
Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ayaa xalay sheegay inay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan, Magaalada Muqdisho ay ku qabteen Gaari miineysan oo…
Dhacdo la yaab leh ayaa caawa ka dhacday magaalada Muqdisho kadib markii koox dabley ah ay toogteen kadibna dileen Imaam…
