Browsing: Banaadir
Ciidanka ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay 5 Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM ee ka socda dalka Uganda iyo 10-qof…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Gabar saxafiyad ah goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho. Gabadha weriyaha ah ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la xiray 5 Askari oo ka tirsan ciidanka AMISOM iyo 10-qof oo Soomaali ah kuwaasi oo lagu…
Madaafiic Hoobiyeyaal ah ayaa caawa fiidkii lagu weeraray xarunta weyn ee AMISOM ku leedahay Xerada Xalane ee ku dhegan Garoonka…
SAWIRRO CAJIIB AH OO AH FURITAANKA SAFAARADDA UGU WEYN CAALAMKA OO DOWLADDA TURKIGA KA DHISATAY MAGAALADA MUQDISHO. Wadani.com
Waxaan idin soo gudbineynaa sawirro xul ah oo laga soo qaaday soo dhoweyntii madaxweynah Turkiga Rajab Dayib Ordogan ee magaalada…
Ciidamo Turki ah oo si gaara u tababaran ayaa maanta si weyn loogu arkay garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo safaaradda Turkiga…
Warbaahinta kooxda Alshabaab ayaa baahisay wareysi lala yeeshay naftii-haligihii fuliyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hotelka Ambassador ee magaalada…
Madaxweyayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Turkiga Rajab Dayib Ordogan ayaa si wadajir ah goor dhoweyd xariga uga jaray dhismaha…
Wafdiga madaxweynaha Turkiga ee goor dhoweyd yimid magaalada Muqdisho ayaa la geeyay Xarunta Safaaradda cusub ee Turkiga ka dhisay magaalada…
Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayid Ordogan ayaa goor dhoweyd kasoo degay Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo ka soo duulay magaalada Nairobi…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta ka duwan sidii hore, waxaana magaalada ay gebi ahaanba tahay magaalo ciidan oo aanu jirin…
DAAWO SAWIRRO LA YAAB LEH: Sidii ciidamada NISA uga howl galeen Hotelka Ambassador. Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa muujiyay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka ay soo afjareen weerarkii Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho oo…
Kadib weerarkii kooxda Alshabaab ku qaadeen Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho galabnimadii shalay oo qasaaraha weyn dhaliyay ayna ku dhinteen…
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa la sheegay inay ka dambeeyeen dilka C/Xamiid Sheekj Cabdiqaadir Xaaji Muxumad oo ah nin la dhashay Xildhibaan…
Waxaa weli soo shaac baxaya qasaaraha uu dhaliyay weerarkii galabta lagu qaaday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho oo lagu dilay…
Tirada xildhibaanada lagu dilay weerarkii Hotel Ambasador e emagaalada Muqdisho oo kooxda Alshabaab ay sheegtay inay ka dambeysay. Xildhibaan C/llaahi…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerarkii lagu qaaday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho uu ku dhintay mid ka mida…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan khasaaraha weerarkii galabta lagu qaaday Hotelka weyn ee Ambassador magaalada Muqdisho, kaasoo qarax is…
