Browsing: Banaadir
Wasiirka Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Hotelka Ambassador laga soo badbaadiyay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin…
Wararkii ugu danbeeyay weerarka Alshabaab ku qaadeen Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba ka mida dableyda Alshabaab…
Qarax xoog leh ayaa galabta goor dhoweyd lala beegsaday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho, iyadoo rasaas xoog leh iyo qaraxyo…
Qarax aad u xoog badan oo gilgilay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho goor dhoweyd agagaarka guriga…
Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay inay dishay Sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab, kaasoo ahaa madixii…
Ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay Gaari ay saaran yihiin hub iyo walyaabaha qarxa, kaasoo ay ciidamadu sheegeen in…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamadaa Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA, kana howgala Magaalada Muqdisho ay qabteen Gaari miineysan,…
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa qabanqaabo loogu jiraa inuu yimaado ku yimaado magaalada Muqdisho booqasho kale oo taariikh…
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Ciidanka Ilaalinta Degaanka Xamar ee degmada Waaberi ayaa caawa lagu dilay degmadaasi. Sarkaalka oo lagu magacaabi jiray Mustaf…
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa maanta xukun xabsi daa’in ah ku riday labo nin oo ka mida eedeysanayaashii Qarxintii Diyaaraddii…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay afar askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ka howlgala gobolka Banaadir, kuwaas…
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ayaa maanta xukun xabsi daa’in ah ku riday kabo nin oo ka mida eedeysanayaashii Qarxintii Diyaaraddii…
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo lagu xusay 25 sano guuradii kasoo wareegtay markii xisbiga EPRDF ee talada dalka Ethiopia…
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa kulan qado ah oo uu dhowaan la qaatay xildhibaanada Beesha Hawiye uga xog…
Shir ay yeelanayaan madaxda Madasha Qaran ee dalka ayaa la sheegay inuu ka furmayo magaalada Muqdisho, kadib markii hore loo…
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay ogeysiis ku saabsan Imtixaaanka Shahaaddiga Sanad Dugsiyeedka 2015…
Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helanay ilo dhinaca amniga ah ayaa sheegaya in ururka Al-Shabaab ay qorshayanayaan weerraro…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in la baarayo fadeexad ka dhalatay video la baahiyay uu muujimayua jirdil ay ciidamada Nabadsugidda NISA ku…
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Liiska Xarumaha ay Ardayda Dugsiyada Sare ku gelayaan Imtixaanaadka Sanad Dugsiyeedka 2015 / 2016.…
Taliyihii ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Gen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) ayaa shaaciyay inuu isaga tegay xilkii Taliyaha Qeybta Guud…
