Browsing: Banaadir
Dhageysiga fadhigii labaad ee dacwada loo heysto eedeysanayaasha qaraxii Diyaaradda Daalo ee horaantii bishii Febraury 2016 ayaa mar kale maanta…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Nin watay Mooto Bajaaj uu isku Qarxiyay Maqaayad ku taalla isgoyska Cali-kamiin…
Banaanbax kii ugu weynaa oo lagu dalbanayo in xuquuqda siyaasadeed ee gobolka Banaadir la siiyo ayaa maanta ka dhacay magaalada…
DAAWO: Odayaasha Muqdisho oo ku dhawaaqay Kacdoon & Imaamka oo 48 saacadood u qabtay Beesha caalamka
Odayaasha Dhaqanka Koonfurta Soomaaliya iyo kuwa Gobolka Banaadir ayaa iclaamiyay kacdoon ka bilaaban doona magaalada Muqdisho, iyadoo ugu baaqay ciidamada…
Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir ayaa goor dhoweyd caawa Taalada Daljirka Daahsoon ee bartamaha Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Gaari nooca…
Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliya ee NISA ayaa la sheegay in qabteen nin la tuhunsan yahay inuu Alshabaab ka tirsan yahay oo…
Dacwada qaraxii lala beegsaday diyaarii Daallo ee lagu maleegay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa lugaha la galay…
Shirkii Golaha Wasiirada Xukumadda federaalka Soomaaliya ee Khamiislaha ahaa ayaa ku anxisiyey sharci lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee la…
Ciidamada Amaanka Dowlada Soomaaliya ayaa qabtay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa iyo Hub. Gaariga ayaa la dhigay banaanka hore…
Ciidamada ammaanka gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay koox hubeysan oo saaka fal dil ah ka geysatay degmada Xamar-jajab ee…
Gaari miineysan ayaa saaka lagu weeraray xarunta Taraafikada Muqdisho, iyadoo shan ruux lagu dilay, 8 kalena lagu dhaawacay. DAAWO SAWIRRO:…
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu watay is-miidaamiye ka tirsan Alshabaab ayaa saaka lagu weeraray xarunta Ciidamada ilaalada…
Banaanbax lagu taageerayo xil ka qaadistii i Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Dalka Abuukaate Caydiid C/llaahi Ilka-xanaf ayaa maanta ka dhacay…
Hay’adda Nabadsugidda Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay qoys ka kooban Hooyo iyo Saddex caruur dhalinyaro…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarkii hoobiyeyaasha ahaa ee xalay saqdii dhexe kadib lagu qaaday garoonka diyaaradaha magaalada…
Dhowr madfac ayaa laga maqlay caawa magaalada Muqdisho kadib saqdii dhexe, waxaana la soo weriyay in 4 -6 Madfac lagu…
Baaritaan xoog leh oo lagu sugayo ammaanka garoonka magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde International Airport ayaa lagu soo kordhiyay wixii…
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa tababar u furay saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Magaalada Mqudisho, kaasoo lagu xoojinayo aqoontooda sidii ay…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa ku qarxiyay guri ku yaala xaafadda Maajo ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha…
Masjid ku yaala degaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa maanta ku dumay shaqaale dhisme ka waday oo ku dhex…
