Browsing: Banaadir
Masjid ku yaala degaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa soo dumay iyadoo shaqaale fara badan ay ku howlanaayeen dhismaha ka…
Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in loo diyaariyay in lagu qarxiyo mid ka mida Hoteelada Muqdisho…
Wasaaradda Amniga Gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in la qabtay qof looga shakisan yahay weerarkii habeen hore lagu qaaday…
Xildhilbaan Malaaq Ibraahim Aadan Dhaayow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa ka badbaaday fal lagu doonayay in lagu…
Ciidanka Booliska magaalada Muqdisho ayaa qarxiyay waxyaabo qarxa oo maalmihii dhowaa lagu soo qabtay howgallo laga sameeyay magaalada Muqdisho. Qaraxyada…
Ururka ISIS ayaa sheegay in qarax ay la beegsadeen mid ka mid ah baaburta ciidanka milatariga ee hawlgalka Midowga Afrika…
Sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Alshabaab ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho, kadib howlgal ay sameeyeen ciidamada Nabad sugidda…
Dadweyne shacab ah oo ka careysan ciidamo ka tirsan AMISOM oo mid ka mida gaari ay wateen uu jiiray ayaa…
Ciidamada Nabadgelyada magaalada Muqdisho ayaa maanta qabtay laba baabuur oo midkood laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, iyo mid kale oo…
Qarax ka dhacay Gaari lagu qabtay magaalada Muqdisho oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa dhaliyay dhaawacyo soo gaaray khabiir…
War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in qarax ka dhashay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa uu ka dhacay…
Hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha dowladda Federaalka ayaa maanta ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu garoonka diyaaradaha…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley loo maleynayo inay ka tirsan tahay kooxda Alshabaab ay toogasho ku…
Mowjadao waaweyn oo shalay ka kacay xeebaha Muqdisho ayaa daad iyo biyo badan ku soo rogay, waxayna xaaladan sababtay inay hakato…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo milateriga Soomaaliya ka tirsan oo xalay dil ka geystay magaalada Muqdisho…
Ciidamada dowladda Federaalka ayaa caawa degmada Hodon ku dilay Saddex caruur ah, iyadoo aanay caddeyn sababta dilkaasi ka danbeysay. Wararka…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka Sida, magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo taagay 13 qof oo lagu soo eedeeyay inay xiriir…
Shil la yaab leh oo naadir ah ayaa maanta la dhacay Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho, kadib markii ay isku…
Faahfaahin ayaa ka soo baxeysa koox lagu tuhunsan yahay inay Alshabaab tahay oo weeraro ka geysatay degmada Boondheere ee magaalada…
Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Suuq Bacaad.…
