Browsing: Banaadir
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah oo qorsheysan lagu dilay laba qof oo lagu sheegay inay u…
Wafdigan oo ka socday dowladda hoose ee Istanbul oo shalay soo gaaray magaaladda Muqdisho iskuguna jiray mas’uuliyiin iyo ingineero ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen xalay saqdii dhexe kadib Gaari laga soo buuxiyay…
Howlgal ay ciidamada Nabadsugidda ka sameeyeen degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu soo qabtay nin lagu eedeeyay inuu ka…
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen dabley qabashada dadkii ka dambeeyay dilalkii loo geystay Haween ku…
Dabley hubeysan ayaa saaka aroornimadii weerar ku qaaday laba hablood oo shaqo u socday, waxaana weerarka oo ka dhacay agagaarka…
Haweeney waayeel ah oo la sheegay inay 80 jir ahayd ayaa xalay fiidnimadii lagu dilay gurigeeda hortiisa, kadib markii dabley…
Fadeexad ku saabsan qaabka loo qaadayo canshruurta saddex biloodlaha ah ee Gaadiidka Muqdisho ayaa hareysay Wasaaradda Maaliyadda, Shirkad gaar loo…
Ciidamo cusub oo boolis ah, kuwaasoo tababar cusub soo qaatay tiradooduna ku dhow dahay 100 askari ayaa lagu wareejiyay maamulka…
Dab xoogan ayaa ka kacay inta u dhexeysa Dekadda caalamiga ah ee Muqdisho iyo Xabsiga dhexe ee Xamar, dabkaas ayaa…
Laba ka mida guddoomiye ku xigeenada Gobolka Banaadir ayaa loo qaatay inay ka mid noqdaan saraakiisha Booliska Soomaaliyeed sida muujineyso…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in dadka ku nool Magaalada Muqdisho oo gaaraya Saddex…
Waxaa Caawa magaalada Muqdisho ku geeriyootay fanaanada Marwo Cabdi Axmed oo kamid aheyd fanaaniinta Hobalada Qaranka ee Waaberi sida uu…
Wadooyinka Muqdisho ayaa maanta xiran intooda badan, iyadoo dadweynaha ay cagahooda maalayaan, kadib markii ciidamada dowladda ay xireen isu socodkii…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan qaraxii maanta Duhurtii ka dhacay maqaayada Al-hindi ee degmada Xamaweyne oo ku taalla dhabarka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax uu dhaliyay gaari laga soo buuxiyay uu ku qarxay waxyaabaha qarxa oo…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay dilaaga wariyeyaasha Soomaaliyeed Xasan Xanafi Xaaji, kadib markii maxkamaddu…
Dil sugee Xasan Xanafi Xaaji C/salaan ayaa saaka lagu toogtay fagaaraha Dugsiga Sare ee Booliska magaalada Muqdisho kadib markii ay…
Saddex ruux ayaa ku dhintay, 10 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray qarax xoog oo ka dhacay xaafada Beyxaani, Degmada Shibis,…
Waxaa saaka magaalada Muqdisho ka dhacday fulin dil toogasho ah oo lagu fuliyay raggii ka dambeeyay qarxintii Weriye Hindiyo Xaaji…
