Browsing: Banaadir
Waxaa faahfaahin kasoo baxeysaa dad ciidamada Ammaanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho u qabteen weerarkii Hoobiyeyaasha ahaa oo Koox dabley ah…
Ciidamada Booliska ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari caasi ah (Mini Bus) oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha ee loo adeegsada…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku dhigay nin dhaawac ah oo la sheegay inuu ahaa ninkii hoobiyaha caawa ku…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay qabteen gaari bas yar ah iyo qori hoobiye ah oo caawa laga riday madaafiic garaacday…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhowr madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku dhaceen caawa xaafado ka tirsan…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka hor yimid amar uga yimid Hanti dhowrka guud ee Qaranka Axmed oo…
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa soo rofay amarro ku saabsan dhinaca ammaanka caasimadda, isagoo caawa warbaahinta la hadlay…
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xalay ku dul degay xaafadaha degmada Yaaqshiid, iyagoo baaritaan ka socday ilaa…
Dhismaha Wadada isku xirta Zoobe iyo Dan-wadaagta ee degmada Wadajir ayaa maray heerkii ugu danbeeyay iyadoo lagu bilaabay in la…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarkii uu maanta ka badbaaday Xildhibaan Maxamed Cali Diheeye oo ka tirsan Xildhibaanada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in la dhaawacay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya lagu dhaawacay weerar ay ku qaadeen…
Waxaa faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeysaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo lasoo dhigay Baarka Sky Blue ee agagaarka…
Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu arkay magaalada Muqdisho, iyadoo kala carar ka dhacay goobta gaariga…
Labo wado oo muhiim ah ayaa dib u dhis lagu sameynayaa magaalada Muqdisho, waxaana maanta kormeeray Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna…
Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa goor dhoweyd kusoo dhacay agagaarka madaxtooyada Soomaaliya iyadoo weerarkan aan la ogeyn meel laga soo tuuray.…
Sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed ayaa goor dhoweyd lagu dilay magaalada Muqdisho. Koox hubeysan oo wadatay Gaari Nooca Raaxada…
GOOBJOOGE.COM EXCLUSIVE Dowladda Hoose ee Muqdisho ayaa degmooyinka Gobolka Banaadir ka wada olole lagu uruurinayo markii ugu horeysay canshuurta Guryaha…
Falal dil ah oo hor leh ayay koox hubeysan maanta ka geysteen degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, waxaana lagu beegsaday…
Marwada koowaad Madaxweynaha Soomaaliya Qamar Cali Cumar ayaa goor dhoweyd deeq lacageed oo dhan 20-kun oo doolar ($20, 000) ku…
Muran iyo khilaaf xoog leh ayaa ka taagan qorshe Guddoomiyaha maamulka Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ku doonayo inuu degmo…
